Farta sida loo qurxiyo iyo qiimaha ay leedahay

Farta quruxda badan waxay ka mid tahay waxyaalaha aad ugu fiican xagga waxbarashada.

farta-quruxda-badan
farta-quruxda-badan

qofka marka uu fartiisa qurxiyo wuxuu dareemayaa inuu wixii uu qoray la akhrin karo, inkastoo samanka aan joogno

dadka ay wax ku qoraan qalin aan caadi ahayn sidda keyboarka haddana ardayda way u baahan yihiin inay qoraan qoraallo caadi ah oo buug iyo qalin la adeegsanayo.

Barashada farta waxaa lagu tiriyaa waxyaalaha soo raaca farshaxanka sida dadka ay ugu kala duwan yihiin qurxinta farta

ayay ugu kala duwan yihiin dareenka iyo quruxda fikirka.

farta quruxda badan waa labiska qoonta

Ereybixinta saliidaha dhirta laysku daaweeyo

Beautiful handwriting is one of the best things in education.

When a person decorates his handwriting, he feels that what he has written can be read,

although in our time people write with unusual pens like keyboards,

students still need to write ordinary texts using a book and pen.
Learning handwriting is considered an art, as people differ in the decoration of their handwriting,

and they differ in the beauty of their feelings and thoughts.

Beautiful handwriting is the dress of a nation

Leave a Reply