Sawiro laga qaaday doogga Sanaag tilmaamaya quruxda ay leedahay Soomaali. meeshan waa gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaali. Sawiradan goor dhow ayaa la qaaday waa sawiro aad iyo aad u qurux badan. sawiradan meelo badan ayay gaareen. haddii waqooyiga soomaali sidan uu u qurux badan yahay . maxaad u malaynaysaa koonfurta soomaaliyeed. oo ah meesha ugu […]
Sawiro laga qaaday doogga Sanaag
