Sida lagu garto xaaska qooqan Dumarka iyo raga isku mid ma aha xagga xishoodka haweenka waxaa ku abuuran xishood badan marka loo eego raga. xaaska haddii ay galmo u baahan tahay toos uma sheegan karto, maxaayeelay waxay ka baqaysaa in lagu tuhumo inay xun tahay. Bulshadaha badankooda waxay aaminsan yihiin dumarka galmada nimankooda ka dalbado […]
Sida lagu garto xaaska qooqan
