Ninkayga sideen ku ogaan inuu xaas kale leeyahay Su’aasha: Waxaan ahay hooyo ku nool wadamada reer galbeedka waxan ka shakiyay waayan dambe ninkayga, wuxuu bilaabay inuu sanad kaste africa aado, teeda kale waxaan dareemay inuusan ahayn sidii hore jacaylka uu ii qabi jiray waxaan daremaya inuusan ahayn qaabkii hore, hadalo macan kama helo isbaddal weyn […]
