Sawirada dhulgariirka turkiga

Sawirada dhulgariirka turkiga Dhulgariir daran ayaa ka dhacay bariga dalka Turkey. wuxuu geestay khasaaro xagga burburka guryaha. halkan waxaa ka muuqda sawiro oo tilmaamaya burburka weyn oo uu geystay dhulgariirka. dhulgariirka wuxuu gaaray 6.7 darajo . Turkey earthquake pictures A strong earthquake has struck eastern Turkey. It caused damage in the form of […]
Salaadda istikhaarada iyo riyada ma isku xiran yihiin

Salaadda istikhaarada iyo riyada ma isku xiran yihiin Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado sababta salaad istikharo loo tukado, haddan istikhaaro tukado daruuri miyaa inaan riyo ku arko waxa aan u tukaday taasoo aan ka wado in riyada laygu sheego wixii saxa ah ama wixii qaldan. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa in salaadda istikhaarada ay tahay […]
Bishima dildilaaca maxaa daawo u ah

Su’aasha: Waxan inta badan isku arkaa xiliga qabowga bishimaha ama faruuraha oo dildilaaca taas maxay noqon karaa ma la dhihi karaa vitaminada qaar ayaa jirkayga ka maqan. Jawaabta: Dildilaaca faruuraha wax badan ayaa keeni kara waxaa ugu daran jawiga qabowga ah, bishima dildilaaca waxaa soo raaci kara qalayl daran xuub iyo barar iyo dhiig, waxaa […]
Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha

Dhuxusha ma dhib bay u keenaysaa ilkaha Su’aasha: Dhuxusha ilaka lagu nadiifnayo wax dhib miyay u keeni kartaa, jirro afka ku dhici karta maa laga qaadaa. Jawaabta: Dhuxusha waxay ka mid tahay waxyaalaha ilkaha lagu nadiifin karo, laakin waxaa shardi ah inay ahaato mid nadiif ah sidoo kale mid aan wadanin wax kale oo aan […]
Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha

Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha Su’aasha: Shiir daran ayan isku arkay siiba marka aan cabsado ama wax aan ka walwalo, sidoo kale waxaan aad uga dhididaa cagaha iyo calaacalada fadalna maxaa keena arintaas, waxan ahay gabar aan wali guursanin waxan jiraa 23 sano. Jawaabta: Shiirka qofka markuu xishoodo ama uu baqo ama uu kacaso waa […]
Dheg xanuun maxaa daawo u ah

Dheg xanuun maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxan isku arkau malmahan dheg xanuun, marka ay xanuunka bilowdo dhegta dhub ayay guux wa u eg ayaa ka yeeraya daawo maxaa u ah. Jawaabta: Cudurka dheg xanuunka waa wax dadka ku badan mararka qaar qof hal dheg ayaa ka xanuunta marka kalena labada dhegood, xanuun fudud iyo […]
Wasiirada warfaafinta Soomaali 1960-2020

MINISTRY OF INFORMATION SOMALIA (1960-2020) Ministers of information Somali: WASIIRRADII WARFAAFINTA EE SOO MARAY SOOMAALIYAA:- Halkan waxaa ku xusan inta sawiir warfaafin soo martay dalka Soomaali 1.) Ali Mohammed Hirabe 1960-1964 2.) Yusuf Aden Bokah 1964-1967 3.) Hassan Haji Omar Camey 1967-1969 4.) Dr.Ismail Jimale Ossoble 1969-kii 5.)Mohamed jama Ahmed “juge” 1969-1970 6.) Ismail Ali […]
