Categories
Siyaasa - politics Taariikh - History

MD hore Cali Mahdi oo si kulul uga hadlay federaalka

MD hore Cali Mahdi oo si kulul uga hadlay federaalka MD hore Cali Mahdi iyo qorshaha Itoobiya. Cali mahdi oo ka hadlay qorsha soomaali loo maleegayo inuu mid aysan fahansanayn dad badan oo madx isku sheegaya. dalka itoobiya soomali qore weyn ayuu la maagan yahay. daawo muuqaalkan oo meel fog tilaamaya. Former MD Ali Mahdi […]

Categories
Taariikh - History

Dhulka NFD wax ka ogow oo lagasoo gaabiyay Northern Frontier District

Dhulka NFD wax ka ogow oo lagasoo gaabiyay Northern Frontier District                   NFD waxaa lagasoo gaabiyay kalmadaha ah: (Northern Frontier District) oo laga wado (Degmada Xuduuda Waqooyiga)  waa dhul soomaaliyeed oo aad u baaxad weyn. Waxaana la qiyaasaa in magaca loo bixiyay 1902. Xuduudka halkaas waxaa loo […]

Categories
Bulsho Society Taariikh - History

Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa

Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa Wax ka baro sida Mudulood u dhashay iyo deegaannada uu dago si aad u suureysato Mudulood Hiraab waa beel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed waana Beesha ugu weyn beelaha Hawiye Tiro ahaan iyo Deegaan ahaanba. Waana curudka beelaha Hiraab. Waxay dagaan inta u dhaxeysa lagasoo bilaabo Degmada Xarardheere ee Gobolka […]

Categories
News

Nin hindi ah oo Trump sanam ka sameystay

Hindi waxay ka mid tahay meelaha ugu badan shirkiga iyo caabudidda sanamyada, waxaa ka jira intaas oo diin ah ay dadka iska sameysteen. Waxaad arkaysaa qof caabudaya mas ama lo’ ama naag ama digaag ama dameer wax kastoo maskaxadaada kusoo dhaco dad ayaad arkaysaa  India ku nool oo waxaas ilaah ka dhiganaya. Nin ayaa sanam […]

Categories
News

Naag carab oo salaad jimco galisay

Naag carab oo salaad jimco galisay Naag asalkeeda Aljeeriya ah oo dhalasho faransiis haysata ayaa salaadda jimcaha khudbo soo jeedisay dadkana galisay salaadda. Sheekadan waxay ka dhacday caasimadda dalka France Paris. naagta Waxaa lagu magacaabaa Kaahina Bahluul siday sheegtay waxay dhigtaa daraasaadka islaamiga waxay salaad galisay labo iyo toban rag iyo toban dumar. dhacadadan ayaa […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Xadiis macne weyn wata

Xadiiskan wuxuu tilmaamayaa arrimo aad u qiima badan oo qofka muslin darajo weyn kuu ku hilayo, arrimahaas waxaa lagu tiriyaa nuxurka camalka suuban. Macnaha xadiiskan ma yara diinta islaamka meel weyn ayuu ka joogaa, waxyaalo badan oo waaweyn ayuu tilmaamay, wuxuu leeyahay rasuulka SCW: (الطُّهُورُ شَطْرُ الإِيمَانِ ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ تَمْلأُ الْمِيزَانَ ، وَسُبْحَانَ اللَّهِ […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo

Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo Diinta islaamka waa diin ku dadaashay dhismaha qoyska iyo ilaalinta guriga, qaabab badan ayay u ilaalisay familka iyo xaaska iyo ubadka, maanta qofka marka uu ku dadaalo diinta waxa ay fartay wuu liibaanayaa. Wanaaga laga helo biilka qoyskaaga iyo qaraabadaada lama soo koobi karo nusuus ayaa kusoo […]