Naag carab oo salaad jimco galisay
Naag asalkeeda Aljeeriya ah oo dhalasho faransiis haysata ayaa salaadda jimcaha khudbo soo jeedisay dadkana galisay salaadda.

Sheekadan waxay ka dhacday caasimadda dalka France Paris.
naagta Waxaa lagu magacaabaa Kaahina Bahluul siday sheegtay waxay dhigtaa daraasaadka islaamiga waxay salaad galisay labo iyo toban rag iyo toban dumar.
dhacadadan ayaa qabsatay baraha bulshada.
Sida qof kaste muslin uu og yahay ma aha waxaan salaad mana ansaxayso, dhowr jeer ayaa sheekadan oo kale la sameeyay meelo badan ayaana laga sameeyay.
waxaasoo dhan waxaa loola jeedaa in diinta islaamka lala dagaallamo oo dadka waxmagarata ah laga shaki galiyo.
Naagta meesha ku foorarsan oo leh imaam ayaan ahay waa naag lasoo fangareeyay oo caqliga lagasoo baddalay.
An Algerian woman with French citizenship delivered a sermon during Friday prayers and led people in prayer.
This story took place in the capital of France, Paris.
The woman, named Kaahina Bahluul, said she studies Islamic studies and led twelve men and ten women in prayer.
These incidents have taken social media by storm.
As every Muslim knows, prayer is not a form of worship and is not valid. This story has been repeated several times and in many places.
All of this is intended to fight Islam and cast doubt on the faith of the ignorant.
The woman who is bowing down there and saying she is an imam is a woman who has been deceived and her mind has been changed.
