Categories
Caafimaadka Health

Waa maxay cuntada sujuq maxaana laga sameeyaa

Waa maxay cuntada sujuq maxaana laga sameeyaa Shucuubta waxay leeyihiin dhaqamo kala duwan, soomaalida ma cunaan badankooda calooleyda iyo mindhicirka, dad yar ayaa cuna oo ku magacaaba kirish mirish. Laakin carabta wax kale ayay ka sameeyan mindhicirka xoolaha, waxay ka sameeyaan . Waxaa loo yaqaanaa afka carabiga النقانق ama  السجق afka ingiriiskana waxaa la dhahaa: […]

Categories
News

Mahad Salaad: Galmudug ha looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya

#xildhibaan Mahad Salaad: Galmudug ha looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Mahad Salaad ayaa marka hore ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay dagaalladii ka dhacay gudaha […]

Categories
Bulsho Society

Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida

Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida Soomaalida sanbuuska ay sameeyaan si gaar ayay u sameeyaan oo ka duwan siday carabta u sameyso, inta badan wuxuu ka kooban yahay bur oo fooliyo ah iyo basal iyo barbarooni iyo hilib shiidan, laakin carabta waxay galiyaan qudaar ama jubno “farmaajo” meesha hilib laga galiyo sanbuuska soomaalida. Eeg sanbuuska soomaali […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Waa maxay hilibka koftaha

Maxaa laga wadaa hilibka koftaha? Waa hilib la shiiday oo lagu daray basal iyo kabsarcaleen iyo baradho  saliid macsaro dad ayaa ku darsada kaddib ayaa laga dhigay wax dhuuban, waxaa lagu dubaa dabka markaas ayaa lagu cunaa cuntada sida bariiska ama muufada ama baastada ama rootiga iwm. hilibka koftaha oo diyaarsan ma fiicna in lasoo […]

Categories
News

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga Turkey allows refugees to cross into Europe. Dowladda Turkey oo u fasaxday dadka qaxootiga ku nool inay Yurub gali garaan iyagoon laga celinaynin. taasna waxaa keenya dagaalka ka bilowday magaalada Idlib ee dalka Suuriya. Turkey oo lagaga dilay ciidamo badan dagaalka ka socda Idlib ayaa kaga dhigtay arrinkaas […]

Categories
News

Digaaga hormuunka duran iyo caafimaadka

Digaaga hormuunka duran iyo caafimaadka Bariiska wuxuu ka mid yahay badarka caalamka ugu caansan xaga cunida. sidoo kale digaagana aad buu ugu faafay caaalmka dalal badan ayaa aad u cuna. waxaa la dhahaa bariiska wuxuu ku macaan yahay digaag. Digaaga hadda waxaa la duraa hoormuun gaar ah oo lagu cayiliyo. waxaa la sheegaa hormuunkaas inuu […]

Categories
News

Gabar quraanka kariimka dun ku qortay

Turkish girl writing the Holy Quran by thread and needle. Gabar ayaa ku qortay dun iyo cirbad musxaf dhammeystiran. waxaa la sheegay inuu qaatay 3 sano quritaankiisa waxay adeegsatay dun. gabadha waxay u dhalatay Turkey waxay jirtaa labaatan sano Gabadha oo sheegtay inay goor dhow soo islaantay oo ay la dhacday qiimaha ay leedahay diinta […]