Naag carab oo salaad jimco galisay

Naag salaad jumco dujisay naag carab

Naag carab oo salaad jimco galisay Naag asalkeeda Aljeeriya ah oo dhalasho faransiis haysata ayaa salaadda jimcaha khudbo soo jeedisay dadkana galisay salaadda. Sheekadan waxay ka dhacday caasimadda dalka France Paris. naagta Waxaa lagu magacaabaa Kaahina Bahluul siday sheegtay waxay dhigtaa daraasaadka islaamiga waxay salaad galisay labo iyo toban rag iyo toban dumar. dhacadadan ayaa […]

Sifooyinka munaafiqiinta ee lagu sheegay quraanka kariimka

Sifooyinka munaafiqiinta

Sifooyinka munaafiqiinta ee lagu sheegay quraanka kariimka Markaan u laabano quraanka kariimka waxaan arkaynaa sifooyin la siiyay dadka munaafiqiinta ah waxaa ka mid ah sifooyinka munaafiqiinta nusuustan: Alle  SW wuxuu yiri: (فَتَرَى الَّذِينَ فِي قُلُوبِهِمْ مَرَضٌ يُسَارِعُونَ فِيهِمْ يَقُولُونَ نَخْشَى أَنْ تُصِيبَنَا دَائِرَةٌ فَعَسَى اللَّهُ أَنْ يَأْتِيَ بِالْفَتْحِ أَوْ أَمْرٍ مِنْ عِنْدِهِ فَيُصْبِحُوا عَلَى مَا […]

Salaadaha aysan munaafiqiinta tukan karin

Salaadaha aysan munaafiqiinta tukan karin

Munaafiqiinta waa dad afka muslin ka ah oo calooshana gaalo ka ah, waxay isku qariyaan imaanka ay sheeganayaan, waa dad cadow ku ah diinta. Waxyaabaha ugu caansan lagu ogaan karo waa salaadaha. wuxuu yiri rasuulka – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -: (لَيْسَ صَلاَةٌ أَثْقَلَ عَلَى المُنَافِقِينَ مِنَ الفَجْرِ وَالعِشَاءِ، وَلَوْ يَعْلَمُونَ مَا فِيهِمَا […]

Qofka munaafuqa qaabka uu u dhaqmo

Qofka munaafuqa qaabka uu u dhaqmo

Qofka munaafuqa qaabka uu u dhaqmo Quraanka kariimka si faahfaahsan ayuu u caddeeyay siduu u dhaqmo qofka munaafuqa ah. (وَإِذَا قِيلَ لَهُمْ لَا تُفْسِدُوا فِي الْأَرْضِ قَالُوا إِنَّمَا نَحْنُ مُصْلِحُونَ * أَلَا إِنَّهُمْ هُمُ الْمُفْسِدُونَ وَلَكِنْ لَا يَشْعُرُونَ) (Marka lagu dhaho ha fasaadinina dhulka waxay dhahaan annagu waxaan uun nahay hagaajiyeyaal * iyagaa fasaadiyeyaal ah […]

Laba wejiilaha diinta maxay ka qabtaa

Laba wejiilaha diinta maxay ka qabtaa

Laba wejiilaha diinta maxay ka qabtaa Qofka labawajiilaha waa qof aad u liita oo ah halis. wuxuu halis ku yahay bulshada uu la nool yahay, waa munaafuq waa jirjiroole marba si buu noqdaa. Labawajiilaha waa midka dumiya bulshada muslinka,  sidaa awgeed diinta islaamka aad ayay uga digtay dhaqankan foosha xun. Waa isla sifada munaafuqiinta oo […]

Astaamaha ay leeyihiin raga iyo dumarka munaafuqa ah

Astaamaha ay leeyihiin raga iyo dumarka munaafuqa ah

Astaamaha ay leeyihiin raga iyo dumarka munaafuqa ah Quraanka kariimka si fiican ayuu u kashifay munaafiqiinta rag iyo dumarka. Munaafuq waxaa laga wadaa qofka hadalkiisa iyo qalbigiisa ay kala duwan yihiin, wuxuu u kala baxaa mid caqiido ah iyo mid camali ah. Kan caqiidada waa lagu gaaloobayaa, kan camaligana faasiq ayaa lagu noqonayaa. Quraanka iyo […]