Sababaha cuncunka qooraha iyo daawada u roon Su’aasha: Walaal, waxaan wataa su’aal caafimaad, badanaa cun cunka ku yimaada xiniinyaha Ragga, maxaa keena maxaase layskaga daweeyaa, waxaan badanaa isku arkaa xilliyada kuleylaha, cun cun xagga qooraha markaan isku dayo inaan xoqitaan u isticmaalo gadaal waxaan ka dareemaa xanuun xagga maqaarka ah, marka su’aashaasi ha la iiga […]
