Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada wejiga oo nuuraya

Fasirka riyada wejiga oo nuuraya Su’aasha: Asc wllo Asc wllo Xalay waxan ku riiiyooday anoo wejigayga uu nuuraya cadaan camal waxan noqday qof wajigiisa uu nuuraya . Jawaabta: Riyada nuurka wejiga waxay ka mid tahay riyooyinka aad ugu fiican qofka, waa bishaaro weyn, waxay tilmaamaysaa camal suuban iyo risqi iyo wanaag iyo guul aduun iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kaadida dumarka oo qofka soo gaaraysa

Riyada kaadida dumarka oo qofka soo gaaraysa Riyada: Asc walaal waxan ku weydin lahaa xalay ban ku riyoday anigoo ogaaday inay kaadi madaxa iyo jirka iga haloowday ama biyaha an ku qubeysanayey kaadi ku daray anigana aan dib ka soo ogaaday. Waliba halmar kaadida igama darin biyaha ee marar badan ayuu igu sameeyey qofkas qof […]

Categories
Caafimaadka Health

Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa’ido leedahahay

Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa’ido leedahahay Su’aasha: Walaal badanaa waxaan adeegsadaa inaan marsado Saliida loo yaqaano macsarada oo aan jidhkeyga mariyo xitaa waxaan u adeegsada dhanka xubinta hoose ama Guska, markaan mariyana waxaan dareemaa kacsi daran sidaas ay tahayna waxaan ahay nin doob ah, markii aan kacsigaas xad dhaafka ah dareemo mararka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada naaska oo banaanka usoo baxsan

Fasirka riyada naaska oo banaanka usoo baxsan Su’aasha: Asc wllo Asc wllo xalay waxan ku riiyooday Naas dumar oo kaliyaha riyada waxan ku arkay naas dumar oo madaxiisa hore uu qawan yahay mana taaban lakiin riiyada ayan ku arkay naaska qeybtiisa hore. Jawaabta: Naaska wuxuu tilmaamayaa khayr iyo wanaag siiba familkaaga khayrkooda, waayo naaska waxaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto

Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto Su’aasha: Asc walaalaha Mareegta Daruur waad salaamantihiin waxaa su’aal idiin soo weydiiyey wiil aan saaxibo nahay, wuxuu ka cabanayaa balwada la xiriirta caadada sirta ama ku istiiminta gacanta qofkiisa, wuxuu iisheegay inuu dhowr bilood ka hor uu arintaan bilaabay wuxuuna i dhahay mar walba saaxiibow hadaan isku […]

Categories
Bulsho Society

Magacyada wiilasha carabta oo fiifiican

Magacyada wiilasha carabta oo fiifiican Magacyada waa waxa ugu muhimsan oo caruurta astaan wanaagsan u noqon kara. Magaca waa shayga la soconaya qofka ynoloshiisa oo dhan laga soo bilaabo yaraanta. Marka ilmaha waa in loo bixiyaa magac qurux badan dhowr jeer ayaan kasoo hadalnay magacyada quruxda badan oo wiilasha loo bixin karo. Waxaa ugu fiican […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn

Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn Su’aasha: Bahda daruur waad ku mahadsan tihin waxa ad ino soo gudbinaysan, waxan qabaa su’aal caafimaadka la xiriirta taas waxay tahay, qufac daran oo aan haraynin wax igaso baxayo ma jiran kaliya waa qofac qalayl ah sharoobada qufacana wax waa ka tari waysay ma jiraan dawooyin dabiici ah […]