Riyada roobka iyo daadka yar gabar yar iyo hooyadeeda

Riyada roobka iyo daadka yar gabar yar iyo hooyadeeda Riyada: MaaliN isniin ah galabnimo tahay salada casar kahor roob ayaa banaanka da’ayay Waxan go’aansaday inaan iska yaraha seexdo sbbto ah waan daalana shaqo ayaa kasoobaxay roob na wuu da’ayaya banaanka waan iskaseexday kadib waan riyooday Waxan ku Riyaday Hurdadiina roob roob ayaa da’ayay aan badnayn […]
Gabar ku riyootay kabo cusub iyadana daad dhucday

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey walashey oo kabo cusub so iibsatey kadib kabihi ayan xidhay isku eegay isla riyada dhexdeeda waxa no timid gabadh nin ka cabaneysa ay jeceshy waxa ilaso hadashey telefonka gabadh kle oon aqano waxa da,aayey roob si an roobka u dhafiyo wan so baxay guriga hortisa mise roob badan aya […]
Riyada roobka dharka qooyay

Riyada roobka dharka qooyay Su’aasha: Waxan ku riyoday in uu roob dayo ana an bananka joogo oo wan roobkii fanaanada iga qooyay oo wan fanaanadii iska siibay anigoo ka maroojinaayo ka qalajinayo biyahaas . Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa barwaaqo badan inaad la kulmi doonto biyaha roobka waa khayr badan marka ay yihiin kuwa aan dhib […]
Fasirka riyada daadka biyaha badan wata

Su’aasha: Asc walal maxay noqon kartaa riyada daadka biyo badan oo magaalada rusheeyey marka kadib baa ku dhex arkay biyaha walashey oo towel ama shukumaano gaduudan oo ay leedahay oo daad kii ka qaaday kasoo ceshatay. Thnks Jawaabta: Daadka wuxuu tilmaamayaa cudur inuu imaan doono meesha uu soo gaaray, ama wax kale oo dhibaato wata, […]
