Riyada ku saabsan la jirka iyo la jooga dadka madaxda ah

Riyada ku saabsan la jirka iyo la jooga dadka madaxda ah

Su’aasha: Asc waan idiin salaamayaa bahda Daruur, sida aad su’aalaha iyo talooyinka aan idiin soo dirsano ugu jawaabeysaan waan idiinkaga mahad celinayaa, waxaan rabaa in aad iigaga jawaabtaan fasirka riyadan:- Waxaan marar badan aan riyo ku arkaa anoo la joogo masuuliyiinta ugu sareysa dalka sida madaxweynaha, marka riyadaas oo igu soo laalaabatay marar badan, maxaa […]