Riyada qof mas’uul farxad la ooynaya anoo kulan kula jira

Su’aasha: Asc bro waxan xalay ku riiyooday nin masuul aan wada shaqeyn jirnay anaga oo kullan iyo ninka oo oynaya farxad darteeda in uu ila kulmo. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad heer sare ka gaari doonto shaqadaada, waxaa kaloo riyada laga fahmayaa jago inaad qaban doonto oo dad badan ay kaa dambeyn doonaan, marka ku […]
Riyada anoo xafiiska Raisalwasaaraha Cusub ka shaqaynaya

Su’aasha: Asc waallo wiil aan saxiibo nahay oo wanagsan alle ku xiran ayaa wuxuu ku riiyoday anoo xafiiska Raisalwasaaraha Cusub ee soocdaa aan wali la dooran ka shaqeynaya safar ugu socda Dubai. Maxay noqon karta Riyaadas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari doontid oo aad yeelan doontid magac, sidoo kale inaad jago heli […]
Riyada anoo madax ah oo aad la ii ilaalinayo

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MADAX NOQDAY 4 GAADHI OO LANDCRUISER AH OO WADA MADOW OO ISKU MID AH INTAAN FUULAY INTAN JIDKA KU JIRAY AAD LA II ILAALINAYO SIDA MADAXWAYNAYAASHA BABUURTA ISKU MIDKA AH LAGU QAADO ANA AAD BAN […]
Waxan ku riiyooday nin madax aan wada shaqeyn jirnay anaga oo dib u kullanay

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday nin madax aan wada shaqeyn jirnay anaga oo dib u kullanay anaga oo faraxsan marka maxay noqon karta fasiirkeeda. Jawaabta: Waxaad heli doontaa arrin aad sugaysay oo dan weyn kugu jirto, waa riyo fiican ama waxaa ksuoo gaaraya hadal aad ku farxi doonto oo bishaaro wata.
Riyada qaabilitaanka qof meel madax ka ah

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiid webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo lakulmay maayirka ama duqa caasimada aan joogo lkn midkalaa hada lagu badalay walow aanu wali xilkii wareejin waxaan ugu tagay xafiiskiisa hortiisa barxada isagoo kursi kufadhiya ninkalana lajoogo oo taagan yahay ninkaasi asc is waran madaxwayne waan is gacan qaadnay madaxwayne Ayan ku […]
Riyada anigoo madaxtinimo la ii dooranayo

Su’aasha: asc dhaman walaalaha daruur sln kadib waxaan mucjiso igu ah xly riyo layaableh baan arkay waxan arkay aniga oo madaxweynaha wadanka la idoranayo waliba aniga majecli mana kumashqulo siyaasad mana dawado mana dhagaysto xataa dadka oo kushekesto ma akfariisto sida aytahay xly waa markii igu horeysay aan arkayo waxa igu dhalisay baa ah dad […]
Riyada anoo madax ka ah ciidamada bada falastiin

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan nabadgalyo guudkiina ha ahaato waxaan ku riyooday anoo falastin ku caawiyay 350 wadhaf iyo quraarado qarxaaya oon dagaalka kula jiro qasa oon yuhuuda eyanayno iyo anoo ciidamada bada ee falastine madax la iiga dhigay iyo gabadh falastine ah oo aad iyo aad u qurux badan oo hooyadeed intay […]
