Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin adoo lacag siinayo maxay tahay

Su’aasha: Waxan kale oon ku riyoday min ayay I waydiayay lacag misa waxaan siiyay laba shilin oo jeebkayga ku jirtay ayayn siyay ninkii waxad moodaa inusan ku faraxsanayn oo u I waydinayo in ka badan intaas wax badan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof hanti badan yeelanayo oo hadana deeqsi ah dad badan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhinbil dab oo aad naag siinayso

Su’aasha: Waxaan ku riyooday ayadoo dab iishidan yahay oo an donayo inaan wax kariyo mid naag ah ayaa I waydiisay dhimbil dab ah ama inay dabka ka shidato misa aan siiyay dabkii jab alwaax ah ok shidan hadana waxaan isla riyadaas wan arkay wax u ek tixri. Jawaabta: Dhinbisha dabka waa mustaqbal bilowgii waxaa laga […]

Categories
Caafimaadka Health

Xiriirka ka dhexeeya cayilka iyo dhererka xubinta taranka

Xiriirka ka dhexeeya cayilka iyo dhererka xubinta taranka Su’aasha: Walalayal waxan rabaa inan ogado cayilka ninka ma wuxuu sameeyaa dhererka guska waxan maqlay raga marka ay weynadan oo ay burtan xubintoda taranka way gabanaysaa hadalkas ma sax baa mise waa qalad. Jawaabta: Guud ahaan raga way ku kala duwan yihiin dhererka xubinta taranka waana dhalasho […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo

Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ku riiyoday anoo Hilib Uu iga jiro Gawska oo iska bixinaya marka Hilibka Gawska Iska bixiyay waxan tagay Wadanka Spain. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto dhibaato ama isbaddalo xagga noloshada ama aad khasaari doonto, riyada hilibka ilkaha ama gowsaha galaya oo lagasoo […]

Categories
Caafimaadka Health

Hurda yarida maxaa loo isticmaalaa?

Hurda yarida maxaa loo isticmaalaa? Su’aasha: Asc bahda Mareegta Daruur waan idiin salaamayaa, waxaan ahay qof badanaa isticmaala aaladan baraha bulshada (Social Media), waxaan isku dayaa in habeenkii aan dhaqsi seexdo hadana iima suura gasho oo waxaan badanaa waqtigeyga ku bixiyaa aaladan badanaana hurdadeydu ma aha mid igu filan marka waxaan idiin kaga baahanahay Nuuc […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada banooni la ciyaarayo waa maxay

Riyada banooni la ciyaarayo waa maxay Riyada: Asc walal waa maxay riyada ciyaarta kubada cagta ama banooni waqti habeen mugdi ah waxa ila ciyaaraya 2 gabdho oo ila dhashay iyo walaashey ninkeeda markaan kubada ama banooniga ciyaarayno aad ayaan u kala fognahay oo iskuma muuqano xitaa. Fasirka: Riyada cayaarta kubadda cagta ama banoonida waxay tilmaamaysaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada safarka Maraykanka maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ku weydiin laha xalay waxan ku riiyoday anoo Tahriib ku tagay Wadanka Maraykanka waxana ila socday wiil aan saxiibo nahay wax diyaarad ma raacin ee waxan ku tagay lug ama socod. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono mustaqbalka, laakin waxaa ka horreeyay dhib iyo rafaad aad […]