Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya waliba oohin aan qalbiga ka dareemaayo riyadaas oo kale maxaa lagu fasiraa wll. Jawaabta: Riyada oohinta marka ay tahay dhawaaq la’aan way fiican waxaa lagu fasiraa faraj iyo badbaado, laakin marka ay tahay oohinta mid qaylo daran la socoto waxay tilmaamysaa musiibo weyn […]
