Xiriirka ka dhexeeya cayilka iyo dhererka xubinta taranka
Su’aasha:
Walalayal waxan rabaa inan ogado cayilka ninka ma wuxuu sameeyaa dhererka guska waxan maqlay raga marka ay weynadan oo ay burtan xubintoda taranka way gabanaysaa hadalkas ma sax baa mise waa qalad.

Jawaabta:
Guud ahaan raga way ku kala duwan yihiin dhererka xubinta taranka waana dhalasho laakin dhakhaatiirta waxay sheegaan in cayilka uu saameeyo dherer geedka ninka, waliba waxay dhahaan haddii qofka miisaanja jirkiisa uu ku kordho wasan gaaraya 10 kiilo waxaa ka naaqusayaan dhererka geedkiisa 1 sintimitir, marka caloosha ay soo weynaato geedkana waa yaraanayaa. raga caatada ah xubintooda taranka banaanka ayay usoo baxaysaa, taas waxaa ugu wacan salka geedka ayaa wuxuu dhexgalayaa baruurta cayilka waxaana buuranaya cajiraha intaas oo dhan waxay qariyaan geedka.
Geedka ninka oo dhinaca bidix u qaloocan
In general, men differ in the length of their penis and this is a matter of birth, but doctors say that obesity affects the length of a man’s penis. They also say that if a person’s body weight increases by 10 kilograms, the length of his penis decreases by 1 centimeter. When the stomach grows, the penis also shrinks. In thin men, their penis protrudes outward, this is because the base of the penis is covered by fat, and as the fat increases, all that fat hides the penis.
