Fasiraada riyada wiil aad dhashay oo dibada jooga

Fasiraada riyada wiil aad dhashay oo dibada jooga

Fasiraada riyada wiil aad dhashay oo dibada jooga Riyada: Asc sheekh khayr allahaa kusiiyo sida fiican ee aad bulshada ugu adeegtaan, Waxaan kuriyoday xalay wiil aan dhalay oo dibada jjooga in muda ahne xagan ila jooogay hadane dibada kunoqday ayaan riyo kua arkay isagoo ciyaal la ciyaaraya intaan xagiisa u dhawaaqay isagane ii Soo dhawaaqay […]

Riyada buur baraf ah oo lagu cayaarayo

Riyada buur baraf ah oo lagu cayaarayo

Riyada buur baraf ah oo lagu cayaarayo Riyada: Asalmu calaykum shiikh waxa ku riyoday anoo guriga hoyaday aadey oo gurigii meel udhow noqoty buur baraf ah oo ku ciyarayo aniga iyo kuwo walalahyga Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad aad dareemi doonto, waxaad ka bixi doontaa walwal hadduu ku haystay. Waxaad dareemi doontaa qabow iyo kalsooni […]

Riyada banooni la ciyaarayo waa maxay

Riyada banooni la ciyaarayo waa maxay

Riyada banooni la ciyaarayo waa maxay Riyada: Asc walal waa maxay riyada ciyaarta kubada cagta ama banooni waqti habeen mugdi ah waxa ila ciyaaraya 2 gabdho oo ila dhashay iyo walaashey ninkeeda markaan kubada ama banooniga ciyaarayno aad ayaan u kala fognahay oo iskuma muuqano xitaa. Fasirka: Riyada cayaarta kubadda cagta ama banoonida waxay tilmaamaysaa […]