Riyada anoo safar ah gaari raacaya mareekanka aaday

Riyada anoo safar ah gaari raacaya mareekanka aaday Riyada: Asc shikh waxan ku riyoday anoo safar ah aniga iyo gabar aderkay dhalay mareekanka aadne waxa nacasumtay nag fanaanad ah gurigeda nagayse waxay isiisay aniga barafuuno badan borsaday ii galisay kadib waxan iri waxaan dhan ha isiin hal xaba iga badan boorsada halxaba gashte wixii kale […]
Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay

Mall Aniga jooga BBS mall oo kabaha ka tagay Fasirka: Aniga oo jooga is arkay addisababa wiil aan sxbo nahay isku aragnay hadana waxan arkay Nairobi anigo jooga Waxan fadhiyay BBS mall ku yaala Nairobi waxan wada fadhinay meel cafe ah Isla wiilki sxbkay ahaa ee addisababa isku aragnay waxan kulahaa waa marki labaad aan […]
Riyada nin baska nala saaran oo tikid la weydiiyay

Riyada nin baska nala saaran oo tikid la weydiiyay Riyada: Bus ayaa raacay waxaan usiisocday airpotka si aan diyaarad uraaco buski markaan kadagaynay ayaa waxaa nalasaara buska qof aan tikit haysan markii lawaydiiyay working Tikitka buska wuu baxsaday yacni orday kadib aniga waxaa kudhahay maxaad u waydiisay waad ceebaysay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa safar inaad […]
Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran

Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran Riyada: Asc waxan ku riyooday ano safar dagdag ah u baxay o india ah waxan saarna bus dadbadan ba saarna waxa kamid ah wiil yar o aan ilaalinayay halmar arkay wiilki o Kursigii fadhinin o kadhacay buski aniga o aad u Murugsan dhawaaqayana buskii iska tuuray […]
Riyada hooyada canuga safar la aadayso

Riyada hooyada canuga safar la aadayso Riyada: Kawaran shekh hooyo ah haday ku riyooto iyadoo ilmo yar wadata dhoor mar ayay aragtay wayna safraysa canugana way wadataa maxay noqon Fasirka: Riyada waa isbadal xagga nolosha, waxay badan tahay hooyadaas inay samayn doonto arrin muhiim ah Waxayna la xiriirtaa arrintaas mustaqbalka qoyskeeda. Waxay noqon kartaa xaalad […]
Riyada aabaha laabta la galinayo

Riyada aabaha laabta la galinayo Riyada: Shiikhow waxaa ku riyooday anigo gurigayna ku laabtay aabahay laabta galinaayo kuna faraxsan aniga aabahay bilahaan ma arkin sababto ah isku meel ma joogno Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto dantaada waxaana sabab u noqonayo aabahaaga. haddii safar aad aadday safarka ayaad kasoo laaban doontaa. Riyada guud ahaan […]
Riyada safarka iyo nin guur gabar usoo bandhigayo

Riyada safarka iyo nin guur gabar usoo bandhigayo Riyada: Waxaan ku riyooday sheikh anoo siyar oo fudud ku dhoofay oo marakan tagay oon habar wadaagtay I leedahy orod kaamamka tag barafna wuu dayay kadibna waa ka imi yadii o nin somali ahaaba wadad isku aragnay oon aanan garanyn wan is baranay kadib waxuu igu salaamay […]
