Categories
Caafimaadka Health

Habeenka arooska naagaha aan dhiig ka imaanin

Habeenka arooska naagaha aan dhiig ka imaanin Su’aasha: Walaal waxan maqlay naagta ama gabadha habeenka aqalgalka waa inay dhiigto wasmada ugu horayso habeenka aqalgalka gabadha dhig ayay ka kentaa siilka dhigas oo ah midka bikaarada, marka haday wasmo dhacdo dhiiga ka imanaya side lagu garta? xiliga la bigrajabinayo ma jiraan gabdho aan dhiig kbia imaanin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada farxad aroos iyo naxdin geeri wadata

Su’aasha: Waxaan ku riyooday isla mar qudha mid ka mid ah ehelkayga oo uu guursanayo qof aad loogu faraxsan yahay iyo isla dhimashada mid ka mid ah ehalkayga Isla wakhti marna la murugsan yahay marna la faraxsan yahay. Markan arooska isu diyaarinay intaaa wixii ka dambeeyay Riyada khalkhal iyo cabsibay iga gashay. Jawaabta: Riyadan waxay […]

Categories
Fatwada

Biyaha kacsiga yimaado hadey dharka iga gaaraan maku tukan karaa?

Biyaha kacsiga yimaado hadey dharka iga gaaraan maku tukan karaa? Su’aasha: Walaal markaan kacsado waxaa iga yimaada biyo jiid jiidmayo oo aan ahayn kan shahwada hadana jilcan marka biyahaas buumada iga gaaraan maku tukan karaa. Jawaabta: Maya biyaha dhacaanka ah oo ka yimaada ninnka iyo naagtaba oo aan ahayn shahwada waa in layska dhaqaa, waysadana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo awr i eryanaayo oo ila dagaalamayo walina uu rabo inuu ugu durduriyo. Jawaabta: Riyada noocan ah waa riyo tilmaamayso dhibaatooyin inay kulasoo gudboonaanayaan. Waliba waxay noqonayaan arrimo walbahaar kugu ridayo, riyada geel ama awr kusoo weerarayo ma aha riyo fiican waa riyo […]

Categories
Software

Very important website for your CV

You know  CV is very important for your seeking a job CV, which is a Latin word meaning “your life story”, is a document that provides, in short, the most important information about the person looking for a job, and this information includes their academic qualifications, practical skills, work that they have joined previously and […]

Categories
Talooyinka Consultation

Hadalka in lagu kacsado ma cudur baa

Hadalka in lagu kacsado ma cudur baa Su’aasha: Wll waxaan isku arkay markaan akhriyo qoraalada talooyinka quseeya arimaha galmada ama wax kasta oo arimahaas quseeyo markaan arko ama aan dhageysto waxaan dareemaa kacsi siyaada ah, arintaas maxaa lagu sifeyn karaa xitaa hadalo kaftan ah, oo arimahaas quseeyo waaku kacsadaa talo isiiya wll. Jawaabta: Walaal hadalka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin iyo xaaskisa guriga ku sugan

Riyada nin iyo xaaskisa guriga ku sugan Riyada: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday anooo ku jiira guri dabaq ah oo aad qurxoon waxana ila jirtay xaaska balse guriga meel aan ugu baxna waynay yacni albaab malahan waaana fahmi wayaay. Fasirka: Riyada inshaa Allaah waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doontaan dhibka dibadda ama dadka kale […]