Biyaha kacsiga yimaado hadey dharka iga gaaraan maku tukan karaa?
Su’aasha:
Walaal markaan kacsado waxaa iga yimaada biyo jiid jiidmayo oo aan ahayn kan shahwada hadana jilcan marka biyahaas buumada iga gaaraan maku tukan karaa.

Jawaabta:
Maya biyaha dhacaanka ah oo ka yimaada ninnka iyo naagtaba oo aan ahayn shahwada waa in layska dhaqaa, waysadana way jabiyaan waa nijaaso.
Qofkii aay kasoo baxaan waa inuu iska dahiraa biyaha noocaas ah, waxaa la dhahaa kuulato, waxayna u yimaadaan inay galmada fududeeyaan sidoo kale inay kaadimareenka daboolaan si ay manida uga nabad hsesho aashitada kaadida.
Dhacaanka istiinka raga nijaas miyaa
Qoyaanka farjiga xaaska ma nijaas baa
No, the fluid that comes from both men and women, other than semen, must be washed off, and if it breaks, it is impure.
The person who comes out of it must wash off such fluid, it is called kulawato, and it comes to facilitate intercourse as well as to cover the urethra so that the sperm is safe from the acid of urine.

Walal waxaan ku riyooday ayadoo wax qodhmuuun badan ii urayaan aan garaneyn ii fasir sxb
wsw walaal riyada halkan kusoo qor sooona faahfaahi https://daruur.com//submit-question/