Habeenka arooska naagaha aan dhiig ka imaanin

Su’aasha:

Walaal waxan maqlay naagta ama gabadha habeenka aqalgalka waa inay dhiigto wasmada ugu horayso habeenka aqalgalka gabadha dhig ayay ka kentaa siilka dhigas oo ah midka bikaarada, marka haday wasmo dhacdo dhiiga ka imanaya side lagu garta? xiliga la bigrajabinayo ma jiraan gabdho aan dhiig kbia imaanin haddii ay jiraan taas maxaa keeno.

Naagaha aan dhiig ka imaanin habeenka arooska
Naagaha aan dhiig ka imaanin habeenka arooska

Jawaabta:

Waxaad ogaataa dhiiga bikaarada dumarka qaar kama soo baxo, tusaale ahaan marka ay naagta tahay bikaaradeeda mid balaastik oo kale ah oo jiidmayso naagtaas waxay bikrajabtaa markay dhalayso kaliya xiliga raaxada galmada  ninka wax soo reebaya ma jiro geedkiisa wuu iska galayaa si iyadoo furan oo kale.

Sidoo kale naagaha qaar xuubkooda bikaaro waa khafiif ma wato xidido dhiig marka uu jeexmo wax dhiig ah kama soo baxo.

Qaarkooda maba laha xuubka bikaarada kumaba dhalinin xuubkaas.

Qaarna waxay ka jabtay bikaarada markay yaraayeen bootin ama cayaarta farta iwm ama iyagoo weyn laakin aan ahayn sababta galmo.

Xuubka bikaarada aan ka hadlayno waa bigrada dabiiciga ah laakin midda gudniinka ah oo toliinka taas ma aha bikaarada dabiiciga.

Taas waa maqaarka laysku tolay. Taas dhiig wuu ka imaanayaa dabcan.

Dad badan ayaa xaasaskooda dulmiya oo u maleeya inay soo tuman jireen iyagoon waligooda ninman galmo la samynin markay arkaan inaysan dhiig lahayn bigrajabintooda.

Riyada raaxada galmada halkan ka daawo

 

You know the blood of some women’s bison does not come out,

for example when a woman is her virginity is a plastic one and pulls

that woman she is virgin when she gives birth only during the time of sexual pleasure

the man who does not exclude anything he enters his tree like an open.

Also in some women the mucous membrane is thin and does not mean blood vessels when it is torn no blood comes out.

Some of them do not have the umbilical membranes that do not give rise to that membrane.

Some broke their peltips when they were young bootin or finger playing etc. or being big but not the cause of sex.

The membranes of the cervix we are talking about are the natural mucosa but the circumcision of the weave is not the natural pelvis.

This is the woven skin. From that blood comes of course.

Many people oppress their wives and think that they used to trample them

when they have never had sex with men when they see that there is no blood in their bigosity.

 

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

Leave a Reply