Riyada nin iyo xaaskisa guriga ku sugan
Riyada:
Asc wllo waxan xalay ku riiyooday anooo ku jiira guri dabaq ah oo aad qurxoon waxana ila jirtay xaaska balse guriga meel aan ugu baxna waynay yacni albaab malahan waaana fahmi wayaay.

Fasirka:
Riyada inshaa Allaah waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doontaan dhibka dibadda ama dadka kale ay idin la maagan yihiin oo aad ka gali doontaan meel ilaalsan.
Riyada qofka guriga ku sugan oo meel kaste xiran waa badbaado siiba marka ay meesha tahay meel qurux badan sidoo kale xaaska ay la joogto.
Waxaa kaloo laga fahmayaa riyada adiga iyo xaaskaaga inaad heli doontaan nolol wanaagsan.
Riyada xaaska oo mas gacanta ku haysato
The dream, God willing, indicates that you will be safe from external dangers or from other people who are with you and that you will enter a safe place.
A dream in which a person is at home and is locked up everywhere is a sign of safety, especially when the place is beautiful and the wife is with her.
It is also understood from the dream that you and your wife will have a good life
