Categories
Caafimaadka Health

Naas xanuunka xiliga galmada maxaa keena

Naas xanuunka xiliga galmada maxaa keena Su’aasha: Xanuunka naasaha maxaa keeno xiliga galmada waxaan ka dareemaa naasaha xanuun daran siiba marka la taabto waxaana iigu daran naaska midig, marka galmada ay dhamaato waa cadi wax xanuun ma laha caano kuma jiran hadii la dhihi lahaa caanaha ayaa sabab u ah. Jawaabta: Xanuunka naasaha sababo badan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada habaryar Quraan guriga ku akhrinaysa

Su’aasha: Asc sheikh waxan ku riyooday habaryartay oo da’ ah oo quran guriga ku dhex aqrisanaysay waan dul imid halkay ku joojisaan ayaan ka bilaabay waan aqriyay deeto waan la ooyay aayaadkii lkn ma xasusto ayadaha deeto hooyaday i hor taagnayd lkn ilamay hadlin ba . Jawaabta: Riyada Quraan akhriska waa riyo khayr iyo bishaaro […]

Categories
Fatwada

Hilibka Geela weysada ma buriyaa

Hilibka Geela weysada ma buriyaa Su’aasha: Walaal hilibka Geela weysada ma buriyaa, waxaan arkay culimo ku doodeysa arintaas qaarna qaba inuu buriyo qaarna ay leeyihiin ma buriyo marka labadaas aragtiyood kee baan qaadan karaa oo kula saxan adi. Jawaabta: Walaal waa mas’alo fiqi ah oo culimada madaahibta isku khilaafeen qof kastana daliil ayuu haystaa, mas’alooyinka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninkey dumar ayuu u galaa baraha bulshada ila taliya

Ninkey dumar ayuu u galaa baraha bulshada ila taliya Su’aasha: Ninkayga waxaan ku arkay asoo la raaxaysanayo gabar oo khadka ku jirta mar kaste wuu iga qariyaa habeen waxaan ku qabtay asoo siigaysanaayo wax aan sameeyo ma garanayo markan kala hadlay waa xanaqay wuxuu igu yiri adaa sabab u ah waxan sameyay. maxaan sameeyaa anigana […]

Categories
Fatwada

Ninkii galmo ku dhinta naagta maa sabab u ah

Su’aasha: Walaal haduu nin isagoo naagtiisa u galmoonaayo uu galmadii darteed nafta kaga baxdo, naagtaas ma loo heystaa dhimashada ninkaas maxaysa tahay xukunkeeda. Jawaabta: Galmada caadi ahaan ma aha fal dil keenaya, haddii qof ku dhinto galmo taas macanaheeda ma aha in la dilay, laakin haddii galmada ay la socdaan waxyaalo keeni kara dil sida […]

Categories
Fatwada

Gabar dhillo ah mala guursan karaa

Gabar dhillo ah mala guursan karaa Su’aasha: Waxaan maqlay dad dhahaayo gabadha hadey zaaniyad tahay lama guursan karo arintaas maxaa ka jira wll. Jawaabta: Haddii naagta ay tahay dhilo cad oo sinaysanayso in la guursado lama oggola  daliil u ah oraahda Alle (S):   (الزَّانِي لَا يَنكِحُ إِلَّا زَانِيَةً أَوْ مُشْرِكَةً وَالزَّانِيَةُ لَا يَنكِحُهَا إِلَّا […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada shaqada laga daahayo maxay tahay

Su’aasha: Asc wlllo waxan xalay ku riiyooday anoo shaqada ka daahay oo xilli late time ah tagay marka fasirka riiyada shaqada laga daahay maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada ka daahidda shaqada waxay tilmaamaysaa inay jiraan waxyaalo kaa reebaya inaad gaarto dantaada. Sidoo kale waxay tilmaamaysaa inay kusoo foodsaaran yihiin arrimo saamays ku yeelanaya shaqada aad […]