Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada meel cunto bisil lagu dhiibaayo

Riyada meel cunto bisil lagu dhiibaayo Riyada: Asc waaku salaamay wll waxaan ku weydiin xaley ayaan ku riyooday anoo joogo meel cunto lagu cunaayo ma kala saari kari inay maqaayad ahayd iyo inay meel kale ahayd waxaana sameeyey hilbo cuntada saarnaa inaa bac ku xirto ka dib markaan hilibkii afka galiyey xalwiyaad ayuu isku badalay […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Niyad jabka sida loo daaweeyo

Niyad jabka sida loo daaweeyo Su’aasha: Walale waxan Ahay will Dalan yaro Ahh Waxanaa qabaa xanun ladago Niyad jab Waxaan Amiin sanahy inan waxbo qabsani kariin ee maxan sameyaa walalo isheg Adigo Rali eh. Jawaabta: Cudurka niyadjabka waa cudur nafsi ah, wuxuu la xiriiraa nafta aadanaha, qofka asoo awood leh ayuu aaminayaa inuusan wax taraynin, […]

Categories
Fatwada

Guurka naag aad sino ilmo kaga dhashay

Su’aasha: Ma guursan karaa naag aan ka sineystay oo canug ii dhashay. Jawaabta: Ninka hadduu naag ka sinaysto waa guursan karaa laakin labo shardi ayaa ku xiran guurkaas: shardiga koowaad: waa towbad, inay ka towbad keenaan dambiga sinada waayo waa dambi aad u weyn. Shardiga labaadna: waa istibraa oo laga wado inay hal jeer caado […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada timo dhaadheer oo kuu soo baxay

Riyada timo dhaadheer oo kuu soo baxay Su’aasha: Asc waa idin salaamay dhamaan hawl wadeenada mareegtan Marka labaad, waxaan idinka codsanayaa inaad iisoo fasirtaan riyo aan habeen dhawayd ku riyooday, riyadaasi waxay ahayd: Waxaa iisoo baxay timo aad u dhaadheer oo aanan hore u lahaan jirin, timahaas aad ayaan ugu farxay riyada dhexdeeda waayo kolba […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada lacag badan jeebka ku jirto

Su’aasha: ASC sory gudomiye qoralkii aan hore usoo diray erayada ayaa isku dhex darsanaa Waxan Ku riyooday anigoo lacag laba boqol oo kun ee lacagta wada aan joogo ah lacagtaasoo lacagta wadankan aan joogo mida uugu sarayso ah ayaan Ku riyooday anigoo jeebka dambe gashanayo lacagtaaso mid laatuug Ku xiran ah lacagtaaso Dollar ahaan u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada sijaayad dheer maxay tahay

Su’aasha: Waxan kale oon Ku riyooday sijaayad sijaayadaas waxay ahay mid dheer ana waxan is iri riyada dhexdeda sijaayadan waa ay Ku anfacaysa Ramadan Ka ayaad ku seexan ood iku fidin xiliga AAD cibadesanayso maadaama sijaayada aysan u gaabnen kuwa kale tan at ahayd mid dheer riyadaydu waa taas. Jawaabta: Sijaayad ama salli waxaa lagu […]

Categories
Fatwada

Xaaskayga shuunka maka xiiri karaa

Xaaskayga shuunka maka xiiri karaa Su’aasha: walal waxan maqlay qofkii xaaskiisa farjiga ka eego inuu indhaha beelayo marka waxaan rabaa inan ku weydiiyo xaaskayga shuunka ma xiiri karaa inaan xiiro waxay u baahan tahay inaan si fiican u eego taas dhib miyaa iga soo gaaraya ama waxaa waajib ah iyada inay shuunka iska xiirto iga […]