Categories
Af English

Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K

Ereyo Ingiriis xarafka Ch loogu dhawaaqo xarafka K Saan horay usoo sheegnay waxaa jira xarfo ka mid ah ingiriiska marka  xaraf kale lagu lifaaqo inuu dhawaaqa isbaddalayo, xarfahan oo uu ku jiro xarafka CH waxaa loogu dhawaaqaa xarafka K tusaale ahaan ereyadan ayaa ka mid ah. English words where the letter Ch is pronounced as […]

Categories
Caafimaadka Health

Talaabooyin aan naftayda ku nacsiin karo siigada iyo daawashada filimada qaawan?

Su’aasha: Walaal mararka badan waanka taxadaraa inaan siigeysto hadana markey i qabatinto bahasha maba lihi awood aan ku xadido rabitaankeyga siigada ayaa saa’id sidaasna waxaan adeegsadaa anoo muuqalada galmada daawanaya ayaan ku biyo baxaa marka waxaan rabay naftayda miyaan nacsiin karaa siigada sideese u nacsiin karaa waan arkay qoraalo badan oo aad arintaas kaga hadasheen […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof dhintay dahab u xiraya gabadhiisa

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar waxa Iga dhintay abahay aan aduunka ugu jecla 24/3/2021 walal abahay marwalba salaad tukaado waan uu duceya qalbigayga Kama baxo xalay ayeeyday aanla nolahay waxay ku riyotay abo oo dahab ii xiraya iyadana wuu siyaay riyadas fasirkeda mexey tahay plz iso jawaaba. Jawaabta: Riyadan waa riyo bishaaro ah, waxay […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada kadib dhidid iyo oon daran ayaan isku arkay

Su’aasha: Walaal markaan siigada ku biyo baxo ka dib waxaa iga soo baxa dhidid badan kadib oon aad u daran ayaa i qabta arintaas maxay la xiriirtaa? Jawaabta: Qofka marka uu kacsado dhiiggiisa xoog ayuu u shaqeeyaa, taas waxay keenaysaa inuu jirkiisa dhidido sidoo kale dhididka wuxuu keenayaa oon, waayo waa biyo jirkaaga ka baxay, […]

Categories
Caafimaadka Health

Barafka la cabayo caafimaadka ma dhibayaa

Barafka la cabayo caafimaadka ma dhibayaa Su’aasha: 《Asc》”Barafka hadii biyo lagu darsado ama cabitaan qasan oo la cabo caafimaad daro miyuu keenaa ama marki la aalmiiteenayo daal miyuu qufka ukeenaa”. Jawaabta: Biyaha aadka u qabow oo barafka ku jira, dhib ayay u keenaan ilkaha waliba waxay halleeyaan waxa ilkaha ku daboolan oo ka ilaaliya burburka, […]

Categories
Caafimaadka Health

Basasha dhib ma u keentaa baabasiirka

Basasha dhib ma u keentaa baabasiirka Su’aasha: Baabasiirka dhib ma u keentaa basasha ? Jawaabta: Basasha dhib ma u keento baabasiirta bal daawo ayay u tahay bawaasiirta, basashada waa antibiyootik dabiici ah waxay la dagaallantaa bakteeriyada, sidoo kale waxay xoojisaa difaaca jirka, sidoo kale waxay wax u tartaa dheefshiidka kaasoo  kaalin ka qaadanaya caloosha inay […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo yaa teegeersan maxaase laga rabaa

Wararka ka jira warbaahinta dunida maalmahan waxay afka ku hayaan hubka loo geeyay dowladda federaalka ee soomaali jirta. Hubkaas waxaa keenay dalka Turkey waa deeq ay ugu deeqday dowladda Turkey dowladda Soomaaliyeed. Dadka kasoo horjeeda dowladda federaalka oo ku eedeynaya Farmaajo inuu xoog ku haysto waxay leeyihiin dowladda Turkey waxay rabtaa Farmaajo inuu xoog ku […]