Categories
Talooyinka Consultation

Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah

Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah Su’aasha: bahda daruur marka hore iga gudoma salan sare, aad badn ugu mahadsan tihin jawaabaha qiimaha badan webka ad ban u akhriyaa aad ayn uga faa’idaysta runti wax badan aya ku jira dad badan ay u bahn yihin. su’aashyda waxay tahay marka aan xaaska […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabadh suuqa lacag kaga luntay

Riyada gabadh suuqa lacag kaga luntay Riyada: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN Ilaahay ha idin xafido Waxaan ku riyooday aniga oo suuqa aaday oo gabadh aan qaraabo nahay ii sheegayso gabadh aan garanayo oo suuqa meherad ku haysata ayka luntay lacag amaano ah $1750 kun todoba boqol iyo konton dollar Oo kabacdi intaan gabadhii u tagay oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada daruuraha waawayn iyo adhi fara badan

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN Ilaahay ha idin xafido Waxaan ku riyooday anoo adhi fara badan oo waxaro yaryarina ku jiraan oo cadcad anoo lajooga meel geedo badan oo aad uqurux badan green ah dhirtu oo lkn banbanaan ah Oo daruuro waawayn dhinaca bari iyo galbeedba is xidheen oo cadceeduna hayso daruuraha oo ay aad u […]

Categories
Caafimaadka Health

Xiniinyaha marka ay kala dheer yihiin

Xiniinyaha marka ay kala dheer yihiin Su’aasha: Labadeyda dhikilood mid ayaa weyn ama ta kale ka dheer!! Arintaana waan ku dhashey markaas wax dhib ah ma ku Yeelaneysaa Tarankeyga ??? Jawaabta: Wax dhib ma laha hadday kala weyn yihiin labada xiniinyadood, ama bid ay buuran tahay, wax saamays ah kuma yeelanayaan tarankaaga waa wax caadi […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofka wax fog aan arkin waxa lagu daaweeyo

Su’aasha: Waxaan ahay ardey dhigta jaamacad waxaa i haysata dhibaato dhanka araga ah oo aanan cashirka ka arkeynin meel ka durigsan Samurada agreed! Dhibaato/xanuuna kama dareemo indhaha oo waxaan iska ahey qofka araga fayow oo kale! Dhibkana waxa uu I heystay waligeyba ilaa yaraan laakiin ma dareemin intaanan waxbarasho galin kahor hadana waalidkey lama wadaagin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Suuratu Alkahf iyo dad iyo dabaq la saaran yahay

Su’aasha: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday surada Al kahfi ciwankeeda oo meel Ku qoran iyo sheikh cabdirashiid shiiq Ali suufi kadibna waan toosay ina aan la gaarin salaada subax Ka hor (2) waxaan Ku riyooday anigoo u soo socda xaafadayda waxan wada siconey nin aan sxbo ahaan jirnay inta aan guriga iridiisa galin gaari […]

Categories
Fatwada

Jaad ama sigaar ama khamri deyntooda in la gudo miyaa

Su’aasha: qofkii jaad cuni jiray ama sigaar cabi jiray ama khamri cabi jiray lkn katoobad keenay lkn dayn lagaga lahaa XATAA hadii aan loo haysanin oo uu kalidii OG yahay dayntaasi ma bixinayaa? Jawaabta: Marka hore waa in la ogaadaa iibinta khamriga iyo dhamaan maandooriyeyaasha waa xaaraan, qofka hadduu iibiyo lacagtaas maba mutaysanin, marka sidaa […]