Aragtida indhaha igu yar maxaa u roon iga caawiya

Su’aasha: Waxa Rabaa in lay sheego wax igacaawiya aragtida indhaha waxsooceliya Jawaabta: Aragtida indhaha waa in la baaraa markaas ayaa la ogaan karaa sababka keenay aragti la’aanta, teeda kale dhibka ku haysta ma aadan sheegin sida uu yahay aragtida gaaban miyaa ama aragtida fog ama caweer ama madow oo saab ah indhaha kaa saaran si […]
Finka isha oo biyaha ku jiraan waxa keeno

Finka isha oo biyaha ku jiraan waxa keeno Su’aasha: Asc wll En waxaa rabay inaa ku weydiiyo suaal la xirirta indhaha, en walaal maxa sawaba indhaha o yeeshta kuus ama fin kaaso ay kujiran biyo yar yar midkaas o mararka qaar wata xanuun? Mahadsanid. Jawaabta: Finka isha kasoo baxo sababo badan ayaa keena, dad badanna […]
Qofka wax fog aan arkin waxa lagu daaweeyo

Su’aasha: Waxaan ahay ardey dhigta jaamacad waxaa i haysata dhibaato dhanka araga ah oo aanan cashirka ka arkeynin meel ka durigsan Samurada agreed! Dhibaato/xanuuna kama dareemo indhaha oo waxaan iska ahey qofka araga fayow oo kale! Dhibkana waxa uu I heystay waligeyba ilaa yaraan laakiin ma dareemin intaanan waxbarasho galin kahor hadana waalidkey lama wadaagin […]
Madax xanuunka maxaa keeno markaan wax akhrinayo

Su’aasha: Waxan dareema xanuun madax ah markaa akhris bilaabo quraan ama wax kale is idhaa akhri. Jawaabta: Qofka hadduu akhriska dhibayo oo uu madax xanuun u keenayo waxay u badan tahay inuu ookilyaale ama indhagashi caafimaadeed uu u baahan yahay, inta badan xanuunka noocaas ah wuxuu ka dhashaa darajada aragtida indhaha oo u baahan baaritaan, […]
