Qaadka iyo sigaarka waxa ay qofka u keeni karaan

Su’aasha: Asc waan idin salamey bahda daruur waxan ahey nin dhalinyaro ah waxan usticmali jirey balwada badan oo qaadka iyo sigaarka kamid yahy alxamdulilaah hada mudo sadex isbuuc ah ma isticmalin marka waxan isku arkey fakar iyo walwal badan iyo salaada oo igu culus xafadna aan kabixi karin. Jawaabta: Si toos uga har balwadda aad […]
Jaad ama sigaar ama khamri deyntooda in la gudo miyaa

Su’aasha: qofkii jaad cuni jiray ama sigaar cabi jiray ama khamri cabi jiray lkn katoobad keenay lkn dayn lagaga lahaa XATAA hadii aan loo haysanin oo uu kalidii OG yahay dayntaasi ma bixinayaa? Jawaabta: Marka hore waa in la ogaadaa iibinta khamriga iyo dhamaan maandooriyeyaasha waa xaaraan, qofka hadduu iibiyo lacagtaas maba mutaysanin, marka sidaa […]
