Qof aan deyn ku lahaa ayaa si kedis ku dhintay sideen u cafiyaa

Su’aasha: Asc sheekh qof ayaan dayn kulahaa qofkiina mawtalqafle ayuu kudhintay waxanan jeclaystay inaan kacafiyo qoyskiisa miyaan ogaysiinayaa mise caadi ayan ucafin karaa kaligay Jawaabta: Maadaama adiga kaliya aad tahay qofka deynta ku leh looma baahna inay ogaadaan dad kale, Ilaahay ayaa wax walba og isagaana kaa abaalmarinaya cafiska aad ka cafisay deynta. Haddii aad […]
Jaad ama sigaar ama khamri deyntooda in la gudo miyaa

Su’aasha: qofkii jaad cuni jiray ama sigaar cabi jiray ama khamri cabi jiray lkn katoobad keenay lkn dayn lagaga lahaa XATAA hadii aan loo haysanin oo uu kalidii OG yahay dayntaasi ma bixinayaa? Jawaabta: Marka hore waa in la ogaadaa iibinta khamriga iyo dhamaan maandooriyeyaasha waa xaaraan, qofka hadduu iibiyo lacagtaas maba mutaysanin, marka sidaa […]
