Riyada masjidka oo salaad farad lagu tukanayo

Riyada masjidka oo salaad farad lagu tukanayo Riyada: Riyada waa Adnigo masjid jooga salad faral ah safka kowaad kutukanayo kadib salaada aan kitaab quraan akhrinayo si aan uxifdiyo cashir igu adag macallinki yaraanti uu kaadhagaysan Rabo xifdis misaajidka aad wada joogtaan walalkay oo iga yar ayaa macallinka kudhahaya Macallin soo dhaqso misaajid ka ijtimaaca ayaa […]
Riyada gacantayda iyo lugtayda quraan ku qoran yahay

Riyada gacantayda iyo lugtayda quraan ku qoran yahay Riyada: Asc walaal. Waxaan ku riyooday marar badan gacantayda iyo lugtayda oo shahaadada ku qorantahay, magaca nabiga iyo ayaado surate ikhlaas iyo kawsar. Iisoo fasir jazaaka Allah khayr. Fasirka: Riyada waa riyo tilmaamayso khayr badan aad heli doonto, waxaad noqon doontaa qof ku toosan diinta. Dhaqankaaga wuxuu […]
Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo

Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo cudurka eedhiska igu dhacay anigane aan wax walwal ah ka qabin o dhahaayo ilahay baryaa suratu baqaraa aqrisanaa 1 bil kadibna waaka caafimada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad la kulmi doonto oo dhibaato leh laakin dhib kuma soo gaarayo Waxaad ka gudbaysaa […]
Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga

Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga Riyada: Salaam calaykum Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya oohin aan badnayn waxaan la jooga hooyo i leh akhriso waxaan ka baqayaa jin inuu I galo oo waxaan akhrinaya aayad kursi iyo suurad الزلزلة iyo quraan kale Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibka aad dareemayso aad ka bixi doonto […]
Riyada gabar baraha bulshada caan ka ah

Riyada gabar baraha bulshada caan ka ah Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo la jooga gabar baraha bulshada ka caan ah oo malcaamad quraannka soo baxnay qof ayaa wuxu waydiiyay xaga ay marayso quraanka been ayay ka sheegtay waqti ka dib ayaan arkay iyadoo akhrinaysa qaarica suuradaas gabar I ag taagan ayaan ku idhii […]
Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo

Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday anoo akhrinaya qoraal meel ku qoran oo quraan ah waxaan akhriyay ادعوني استجب لكم ookilaya kadibna waan toosay isla hurdadaa waxaan ku riyooday anoo shaah cabaya iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagugu boorrinayo ducada, waxay u badan tahay […]
Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo

Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo Riyada: Sheekh waxaan taasaa marar badan angoo akhrinaya ducooyin kaab koob kooban oo markaan soojeeday aan ku ducaysanayay waxaa kamida الهم اتي أعوذ بك من جهد البلاء ودرك الشقاء وسوء القضاء وشماتة الأعدء sheekh miyaa la odhan karaa waa xadiisu nafsi mise waa raxmaani iisoo sheeg […]
