Riyada daruuraha waawayn iyo adhi fara badan

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN Ilaahay ha idin xafido Waxaan ku riyooday anoo adhi fara badan oo waxaro yaryarina ku jiraan oo cadcad anoo lajooga meel geedo badan oo aad uqurux badan green ah dhirtu oo lkn banbanaan ah Oo daruuro waawayn dhinaca bari iyo galbeedba is xidheen oo cadceeduna hayso daruuraha oo ay aad u […]
