Categories
Talooyinka Consultation

Ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa

Su’aasha: Asc walaalo ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa shukran. Jawaabta: Shakiga waa cudur nafsi ah qofka shakiga badan waa qof cadaab nafsi ku jira, wax walba uu arko wuu ka shakinayaa, marka waxaa fiican in la fiiriyo shakiga qofka qaabka uu yahay iyo waxa uu ka shakinayo. Mushkilada waxay tahay qofka shakiga badan lagama […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoodaa marwalba aniga wax dhiganaya bugaag sita

Su’aasha: Asc wallo waxan ku riyoodaa marwalba aniga wax dhiganaya bugaag sita. Jawaabta: Waa riyo tilmaamaysa wanaag iyo mustaqbal fiican iyo guul, waxbarashada waxay astaan u tahay guusha iyo mustaqbalka wanaagsan.

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya

Su’aasha: Asc wallo waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya iifasir wall shukran. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga arrin inay lasoo gudboonaanayso, oo u baahan in laga fikiro, saan kuu sheegay riyada faafaahin dheeraad ayay rabtaa, riyada fasirkeeda wuxuu ku caddaanaa in qaabka loo arkay la faahfaahiyo.

Categories
Riyooyinka Dreams

Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna

Su’aasha: ASC Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna Riyada ii fasir wallo shukran. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa khilaaf iyo qalalaaso oo qoyska soo dhex gali doonto. Teeda kale waxaa fiican riyada inay faahfaahsanaato, hadda kadib riyada markaad soo qorayso soo faahfaahi, riyada marka ay faahfaahsan tahay fasirkeeda si fiican ayaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dhanka cibaadada culeys baa iga fuulaya ila taliya

Su’aasha: Asc waan idin salamay dhamaan bahda daruur iyo akhristaha, salaan ka dib, waxaan rabaa in aad ilatalisaan. waxaan ahay qof hami nololeed leh. sidaas ay tahay markaan isdhaho, noloshada wax ku soo kordhi isbedelne ka sameey nolosha tusaale ahaan, waxan isdhaha cibadada alle jookteey, kana dheerow social media iwm. Mashquul ii keeni karaan. Waan […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo ma qaran baa mise waa muwaadin soomaaliyeed

Farmaajo waa qof beesha caalamka ay wadato taas waxaa laga fahmi karaa waxyaalo badan uu kaga duwan yahay madaxdii dalka soo martay, Farmaajo gadaashiisa wax buu ku og yahay, kalsoonida uu qabo ayaa ku tusinaysa. Marka aan u laabano nidaamka xukumka soomaaliya ka jira waa nidaam ku dhisan 4.5, marka beesha uu Farmaajo ka soo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta

Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta Su’aasha: scw, bahda daruur gabadha xiliga sariirta maxay u xanaaqaysaa dumar badan ayaa sidaas ah xanaaqa hablaha xiliga raaxada galada maxaa sababo waliba marka galmada ay dhamaato ayay xanaaqaysa taas ma ii fasiri kartaan raga badan ayana ka sheegta. Jawaabta: Dumarka kacsiga badan ayaa arrintaas u badan taasna […]