Riyada lugta bidixda oo iga go’an

Riyada lugta bidixda oo iga go'an

Su’aasha: Waxaan ku riyooday lugteeda bidix oo jaran oo hal lug oo midig lee iiharsan alx labadeedsba waan qabaa lkn riyada dhexdeeda hal lug bidix baa iga go need sidoo kale waxaan uekaa qof kufaraxsan lugta kajaran oo riyada dhexdeeda lugteeda oo jaran baan kufaraxsanaa oo ugu dambeen riyada dhamaadkeda waxaan hadana umuuqday qof kamurugsanaa […]

Waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya

Waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya

Su’aasha: Asc wallo waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya iifasir wall shukran. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga arrin inay lasoo gudboonaanayso, oo u baahan in laga fikiro, saan kuu sheegay riyada faafaahin dheeraad ayay rabtaa, riyada fasirkeeda wuxuu ku caddaanaa in qaabka loo arkay la faahfaahiyo.

Qofkii ku riyoodo asoo murugsan oo isleh alam nashrax akhriso

Qofkii ku riyoodo asoo murugsan oo isleh alam nashrax akhriso

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo murugsan laab xirnaan ayaan dareemay wax murugo ehne lama seexan sida cadiga markasan dhahay waa inan alamnashrax sadex sadex jeer aqristaa .Jazakaallh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu Alle kaa ilaalin doono murugo badan suuradda alam nashrax qofkii riyo ku arko wuxuu ku bishaaraysanayaa qalbi qabooban […]