Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya
Su’aasha:
Asc wallo waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya iifasir wall shukran.
Waxan ku riyoday ninkayga oo fikiraya
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga arrin inay lasoo gudboonaanayso, oo u baahan in laga fikiro, saan kuu sheegay riyada faafaahin dheeraad ayay rabtaa, riyada fasirkeeda wuxuu ku caddaanaa in qaabka loo arkay la faahfaahiyo.
Tagged
Riyada Murugta
,
Riyada Ninka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.