Farmaajo waa qof beesha caalamka ay wadato taas waxaa laga fahmi karaa waxyaalo badan uu kaga duwan yahay madaxdii dalka soo martay, Farmaajo gadaashiisa wax buu ku og yahay, kalsoonida uu qabo ayaa ku tusinaysa.

Farmaajo ma qaran baa mise waa muwaadan soomaaliyeed
Farmaajo ma qaran baa mise waa muwaadan soomaaliyeed

Marka aan u laabano nidaamka xukumka soomaaliya ka jira waa nidaam ku dhisan 4.5, marka beesha uu Farmaajo ka soo jeedo waa beel aan awood ku lahayd Muqdisho, waa beel xiligii Siyaad Barre si xun loo galay heer ay gaaraan inay ka cararaan magaalada Muqdisho oo ku dhuudhuuntaan moqor kaste.

Marka maanta marka lagsoo gudbay dagaalladii qabyaaladda haddana waxaa loo soo celinayaa qaab kale.

Marka dowladaha caalamka waxay la jiraan Farmaajo meesha waxaa ku gacangalay dadka Farmaajo ka soo horjeeda.

Marka aan u laabano Farmaajo shakhsiyaddiisa, waa qof xukun jecel oo ku riyoonaya inuu noqdo sidii Maxamed Siyaad Barre oo kale, wuxuu rabaa mar kaste inuu sameeyo doorasho been ah si uu u helo xukunka, wuxuuna sameystay taageereyaal badan qaar lacag ku qaata taageeriddiisa qaarna qabyaalad ayay ku taageeraan, kuwaasoo dhan waxay ka dhigaan qaranka inuu yahay Farmaajo qofkii Farmaajo diido qaranka ayuu diiday, marka arrinta run ahaantii ma yara, dadkan Hawiyaha ah waxaa ka maqan siyaasadda sida loo hago Farmaajo wuu kala daadiyay, Farmaajo aad buu u yaqaanaa siduu siyaasadda u cayaaro, dalka wax uu ka baddalay ma jiro laakin wuxuu keenay kaliya inuu naftiisa ka dhigo kaligii taliye.

Laakin waxaa dhici karta Farmaajo inay wax u tari waayaan dadka shisheeyaha uu isku hallaynayo, maxaayeelay dagaal sokeeyaha ayaa mar labaad soo laaban kara dalkana wuxuu galaa sidii uu ahaa sanado kahor.

Hadduu Farmaajo caqli leeyahay waxaa u fiican inuu u laabto meesha uu ka yimid, haddii fowdo ay dhacdo ma heli doono magaca madaxweynenimada.

Haddii ay dadka soomaaliyeed caqli leeyihiin Farmaajo haka saaraan villa Somalia waa in laga reebaa doorashada maxaayeelay ma mudanayo inuu wax u taliyo, boqolaal ayaa jooga oo isaga ka qiima badan kana fiican.

Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay

Farmaajo is a person who is supported by the international community, and this can be understood in many ways, unlike the leaders who have passed through the country, Farmaajo knows something behind his back, his confidence shows it.
When we go back to the current system of governance in Somalia, it is a system based on 4.5, so the community that Farmaajo comes from is a community that had no power in Mogadishu, a community that was badly affected during the Siyad Barre era to the point where they fled the city of Mogadishu and hid in every nook and cranny.

So today, when the tribal wars are over, they are being brought back in a different way.

So when the international governments are with Farmaajo, the people who oppose Farmaajo have betrayed them.

When we return to Farmaajo’s personality, he is a power-hungry person who dreams of becoming like Mohamed Siyaad Barre. He always wants to hold a fake election to gain power. He has created many supporters, some of whom receive money for his support and some who support him through tribes. All of them make the nation Farmaajo. Whoever rejects Farmaajo rejects the nation. So the issue is not small. These people lack the political leadership. Farmaajo has destroyed the country. Farmaajo knows how to play politics very well. He has not changed anything in the country but has only brought about the fact that he has made himself a dictator.

But Farmaajo may not be of any use to the foreigners he relies on, because the civil war could return again and the country will be the same as it was years ago.

If Farmaajo is smart, it is better for him to return to where he came from. If chaos occurs, he will not get the title of president.

If Somali people are smart, they should remove Farmaajo from power and Somalia should be excluded from the election because he is not qualified to rule. There are hundreds of people who are more valuable and better than him.

Leave a Reply