Riyada macalinka jaamacada oo hagaajinaya meel guriga u dhow

Riyada macalinka jaamacada oo hagaajinaya meel guriga u dhow

Riyada macalinka jaamacada oo hagaajinaya meel guriga u dhow Riyada: waxan ku riyooday macalin kayga jamacada ii dhiga anoo intaan gurigayaga kaso baxay ayaan arkay isago gurigayaga dhiniciisa hagajinaya oo dhagxaan iyo ooda yaali jireen dedna intan u imi ban ku idhi macalin maxd isku dhibtay anaga hagajin lahyne markasu iyidhi maya wacadi dadkan is […]

Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada

Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada

Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada Riyada: Sc sheikh waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada  waan baxanay waan soo tukanayay  waxaan masaajidka hortiisa ku sii arkay macalimad meel aan ku takado ayaan hore u waayay waan sugay markaan tukaday soo noqday waan garan waayay class […]

Riyada kutub fara badan oo guriga ka buuxdo

Riyada kutub fara badan oo guriga ka buuxdo

Su’aasha: scw riyada kutubta faraha badan oo guriga meel kasto ka yaal maxay tahay? Jawaabta: Riyada kitaabka ama kutubta faraha badan waxay tilmaamayaan aqoon iyo darajo sare qofka uu helayo sidoo kale kutubta waxay asataan u yihiin marka riyo lagu arko awood ama talis iyo xukun, guud ahaan riyada kutubta waa riyo aad u fiican.

Riyada maamulaha dugsiga asoo guursanaya gabar

Riyada maamulaha dugsiga asoo guursanaya gabar

Riyada maamulaha dugsiga asoo guursanaya gabar Riyada: Asc mar ayan ku riyoday anigo joga iskuulka aan wax ka barto meel aan fadhinay ani io gabdho iskulka dhigta waxey dhehen mamulaha aya arosayo yuu arosi ayan dhahay gabar iskulka dhamese aye ii tilmamen mamulihi aya inta noo imaday nagu dhahay fasalkina aada ane waxan dhahay suga […]

Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday

Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday

Riyada gabar fasalka ku dhex ooynaysa marka warqad loo diiday Riyada: Asc waxan ku riyooday anigoo jooga goob aan wax ka barto sida exam in lagalayo ayan u fadhinay waxan arkay wax laso koobay oo sabuurada ku qoran buug ayan ku qortay macalinka warqado ayuu qeybiyay ane qoraalka waxas ayan ku mashqulay macalinki ayan dhahay […]

Riyada macalinka oo iga dalbanayo koofiyad midda sunnada

Riyada macalinka oo iga dalbanayo koofiyad midda sunnada

Riyada macalinka oo iga dalbanayo koofiyad midda sunnada Riyada: Asc bahda daruur, waxaan arkay macalin i akhrin jiray kutubta diiniga ah asagoo i dhahaayo i keen koofiyad fiican kuwo sunnada ah, anigana ku dhahaayo maxaa kale? Marka aniga waxaan ahay ganacsade markaas, maxaa la dhihi karaa?. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heer sare gaari doonto […]