Riyada anoo qubeysanayo saxaro shuban ah iga timid Riyada: Asc walal wxn ahay nin guursaday hada horayna xaas hore u furay waliba si aan fiicnayn kukala tagay maalmahan qof Cibaado badan adkaar badan akhristo ayaa ahaa habeen dhawayd oo jimco ahayd ayaa salaadi cisha soodukaday aad ayaa udacaystay bini adamkana waan cafiyay arrimo aan niyada […]
