Riyada farjiga xaaska wax cad kasoo baxayo
Riyada:
Xalay ayan waxaa ku riyooday farjigeyga wax cad oo dheer camal ayaa kaso baxayan, kdib waxa kuusan oo cad ayaa kaso baxen iso fasir adigo mahadsan aniga Jamacad ayan dhigtaa

Fasirka:
Riyadan waa bishaaro waxaad dhali doontaa ilmo aad ku faraxayso
Waxaas cad farjiga kasoo baxayo wuxuu astaan u yahay farxad iyo faraj cad oo aan shaki lahayn
Waa riyo aad u fiican.
Halkan ka daawo riyada cambarka
This dream is good news, you will give birth to a child that you will be happy with
This clear discharge coming from the vagina is a sign of joy and happiness that is beyond doubt
It is a very good dream.
