Waxan ku riyoday anigo ciidamo badan oo Ethiopian ah i waraysanayaan
Riyada:
Waxan ku riyoday anigo ciidamo badan oo Ethiopian ah i waraysanayaan

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad ka cabsan doonto inaad la kulmayso
waliba waa amaandarro ama meel dagaal ka dhici doono ama cadow
Waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa digniin kugu socoto oo lagaaga digayo arrin cabsi leh
Riyada ciidanka halkan ka daawo
The dream indicates something you will be afraid of encountering
it is also a warning or a place where there will be a war or an enemy
The dream can also be a warning to you and warn you of something scary.
