Riyada anoo qubeysanayo saxaro shuban ah iga timid

Riyada:

Asc walal wxn ahay nin guursaday hada horayna xaas hore u furay waliba si aan fiicnayn kukala tagay
maalmahan qof Cibaado badan adkaar badan akhristo ayaa ahaa

habeen dhawayd oo jimco ahayd ayaa salaadi cisha soodukaday aad ayaa udacaystay bini adamkana waan cafiyay arrimo aan niyada kuhayay way jireen oo kale oon kuducaystay
Adkaaru nowm waan akhristay waan seexday salaada subax wax yar kahor ayaa ku riyooday.

Riyada wxy ahayd meel shaaric ah oo lagu qabaysto shower qolol waa wayn oo farabadan dadna ay joogan dadka qaar way fadhiyan qaar na way qabaysanayaan Aniga qof ayaa ilasocday lkn magaranayo qofkas Aniga waan qabaysan ayaa kudhahay qofki waana qabaystay dadki oo I arkaya lkn buumo kaliya ayaa xidhnaa Hal mar ayaa waxaa sikadis ah iiga yimid Aniga oo qabayska ku jira saxaro yar oo kuusan oo mana adka mana jilcana kadib qabo ayaa is dhahay dadka Anigoo ka xishoonaya waan foorar saday Kadib shuban farabadan ayaa igayimid isla markiiba telfoonkayga ayaa alarm aan ku xidhay igakiciyay dadki oo aan i arkin

Walal ii fasir khair allah haku siiyo

Riyada anoo qubeysanayo saxaro shuban ah iga timid
Riyada anoo qubeysanayo saxaro shuban ah iga timid

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa culeys badan inuu kaa dagayo dambi badan in lagaa dhaafayo

Waxaa la aqbalayaa towbaddaada, wixii qalad aad gashay ayaa lagaa cafinayaa.

Waxaad ka fogaanaysaa wixii xun oo kugu dhegganaa oo fikir iyo walwal kugu hayay.

Riyada waa riyo bishaaro kuu ah.

Halkan ayaad ka daawan kartaa riyada saxarada

 

This dream indicates that a lot of burdens will be lifted from you and many sins will be forgiven.

Your repentance will be accepted, and any sins you have made will be forgiven.

You will avoid the bad things that have stuck with you and kept you thinking and worrying.

The dream is a good tidings for you.

Leave a Reply