Riyada wiil eeddo dhashay iyo buur iyo bad kulmayo
Riyada:
Asc waxan ku riyoday anigoo lajooga wiil ay eedaday dhashay oo masuul. Ah xafdiisan qadane kacunaya ayaa xaaskiisa labad oo uhaysa 3 caruurah ayaa noo soogadhay iyadoon calacalaysa Kane calacalaysa ninkeeda ay ledahay uuna ay carurtiisa kadib anigaa ku waa sidee wuxuu igu hablaayo waxaan guursaday iyadoon bikra ah oo ilmaraha
Walaakay caadi ahan Hal xaas ayuu leeyahay waana tan uuleeyahay bikro ayaya ahayd
Kadib waan sootagay HADANE waxaan kuriyooday buur dhinaca bada kagahaysa ay bada iyo buurtu ay kulmaan waxaa ila socday wiil waxaan soobaxay libax nin ah dhanka buurta ayuu kasoo baxay anigoo arka ayuu bada galay uuna muquurtay anigoo fiirinya waan yabay waxaan idhi waxani armuu shaydhaan yabay inaga kayn meesha uune wax ina yerline xaga buurta ayaan udhaqaaqnay
Waxaa qalbiga iigag Soo dhacaday saladii subax way kudhaartay waan Soo booday shaydhankane iska naaray soona fadhistay anigoo kawalbaharsan salada subax ee idhaafatay.
Waxaan xusustay inaan tukaday saladii subaxa . Waane xaqiiq inaan tukaday saladii subax kadib ayaan hurdad kunoqday ii Soo far haday khayr ledahay inshallah

Fasirka:
Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa arrimo la xiriira reerkaaga ama familka guud ahaan
waxaa dhici karto dood iyo mashaakil inay wadato riyada.
Riyada labaad iyadana waxay la xiriirtaa mashaakil iyo dagaal oo aan ka fogeyn midda hore.
Waxayna u badan tahay in arrin lagaaga digayo.
The first dream indicates issues related to your family or the family in general
There may be arguments and problems that accompany the dream.
The second dream is also related to problems and fights that are not far from the first one.
And it is likely that you are being warned about something.
