Riyada farjiga xaaska wax cad kasoo baxayo

Riyada farjiga xaaska wax cad kasoo baxayo

Riyada farjiga xaaska wax cad kasoo baxayo Riyada: Xalay ayan waxaa ku riyooday farjigeyga wax cad oo dheer camal ayaa kaso baxayan, kdib waxa kuusan oo cad ayaa kaso baxen iso fasir adigo mahadsan aniga Jamacad ayan dhigtaa Fasirka: Riyadan waa bishaaro waxaad dhali doontaa ilmo aad ku faraxayso Waxaas cad farjiga kasoo baxayo wuxuu […]

Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin

Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin

Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin Riyada: asc wll waxaa jiro wiil xiriir jacayl naga dhaxeeyo wiil ayaa ladhashtay xaasle waaye sanad kahor ayuu guursaday marka su,aasha waxaa waaye xalay ayaan ku riyooday ninkas xaaslaha ah xaaskiisa anigoo lajogo talefankeda heesto kadib ayaan ku arkay sawir asi cowradiisa ayadoo afka cml udhawenayso […]

Riyada aragtida farjiga gabadha yaryar

Riyada aragtida farjiga gabadha yaryar

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAN nabadgalyo guudkiina ilaahay hayeelo waxaan ku riyooday anoo wada joogba walalkay iga wayn oon kalo bahnahay oon guri wada fadhino ayaa hortayada waxaa fadhiday gabadh yar qiyas ahan 12-13 da’deedu tahay oo aad u qurux badan waxaa dhacday in ay maradii ka dhacday oo farjigeedii muuqdo si fiican […]

Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan

Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan

Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan Riyada: Ascww Ramadan Mubarak waxan rabaa inad ii fasirtan riyadan waxan arkay aniga oo gabar an isku class nahay iyo walashed ay arkayan jir keyga oo xoogaa yara qaawan waliba shuunka ama timadaha hoos masoo baxaan Jazakallah kheyral jazaa:) Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa sir inay kaa bixi doonto oo aadan rabin […]