Riyada wiil eeddo dhashay iyo buur iyo bad kulmayo

Riyada wiil eeddo dhashay iyo buur iyo bad kulmayo

Riyada wiil eeddo dhashay iyo buur iyo bad kulmayo Riyada: Asc waxan ku riyoday anigoo lajooga wiil ay eedaday dhashay oo masuul. Ah xafdiisan qadane kacunaya ayaa xaaskiisa labad oo uhaysa 3 caruurah ayaa noo soogadhay iyadoon calacalaysa Kane calacalaysa ninkeeda ay ledahay uuna ay carurtiisa kadib anigaa ku waa sidee wuxuu igu hablaayo waxaan […]

Riyada buur baraf ah oo lagu cayaarayo

Riyada buur baraf ah oo lagu cayaarayo

Riyada buur baraf ah oo lagu cayaarayo Riyada: Asalmu calaykum shiikh waxa ku riyoday anoo guriga hoyaday aadey oo gurigii meel udhow noqoty buur baraf ah oo ku ciyarayo aniga iyo kuwo walalahyga Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad aad dareemi doonto, waxaad ka bixi doontaa walwal hadduu ku haystay. Waxaad dareemi doontaa qabow iyo kalsooni […]

Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo

Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo

Riyada hooyo iyo walaalkayga anoo la socdo dahab arkayo Riyada: Waxan Ku riyoday sheekh hooyaday oo geeriyootay iyo walaalkay oonu wada socono meel jaranjarooyin leh hoose oo wada dooga dahabka iyo alaabtu banaanka iska taalo intan hungureeyey inaa qaato ayaan kamarada Ku xidhan Ka baqay meel lagu buuqsan yahay ayaanu Ku baydhnay ani iyo hooyo […]

Riyada anoo buur dheer saaran ka gudbi la’

Riyada anoo buur dheer saaran ka gudbi la'

Riyada anoo buur dheer saaran ka gudbi la’ Riyada: Sheikh alle haku barakeeyo waxa haben walbo ku riyooda ila haben haben dhifa mahane ano buur dheer Saran oo dad badan buurta dusheeda si fudud uga gudbayan Ana an ka gudbi la.ahay dad ila socday si waxay ugu gudbayan qaybtood ayago jego jego ujiifa a ah […]

Riyada gabar iyo walaasheeda habeen mugdi ah buur dul saaran

Riyada gabar iyo walaasheeda habeen mugdi ah buur dul saaran

Su’aasha: Asc wllo waxad ifasirtan riyadan Waxan ku riyooday aniga iyo walashy oo adhi haben mugdiya lajoogna buur dusheed aadna aan ubaqanyo walashayna may baqanynin waxan nasoo galay waraabe iyo dawaco iyo ey is eryanaya waxna namay yeelin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kula soo gudboonaanayaan mashaakil iyo cabsi iyo walwal iyo jahawareer adoo ay […]

Riyada buur adhi iyo jinacaan

Riyada buur adhi iyo jinacaan

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxan ku riyooday aniga iyo gabadh buur dusheeda adhi la joogna meel wada dooga oo aanu jinacaan daawanayno anagoo qoslayna ayaanu dulfadhiisanay meel ay jinaani ka buuxaan oo aanu eegaynay Allah mahadle Jawaabta: Riyada waxa tilmaamaysaa barwaaqada aad heli doonto iyo nolol fiican iyo mustaqbal […]

Riyada koridda buur guri korkeeda ku yaallo

Riyada koridda buur guri korkeeda ku yaallo

Su’aasha: asc wr wb alxamdulilah calaa kuli xaal walaal bahda duruur wad kumahadsantihiin riyooyinka aad ifasirtaan iyo suaalaha ad nooga jawabtan alxamdulilah inta badan wayahan riyooyinkega kherbey ubadnaayeen lkn saakey ayan waxaan ku riyoodey ano buur dusheed saaran waliba buurta dusheda guriga baa kudhisan oo qurux badan lkn aniga hadan is dhaho kudul saco wan […]