Gabar aanan aqoonin igu riyoonayso

Riyada:

ٱلسَّلَامُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ ٱللَّٰهِ وَبَرَكَاتُهُ
Waxaan ahay 20 jir Wiil ah aan guursan.

Waxaan ku riyooday gabar uu wajigeed si fcn u muuqan oo riyoonayso oo ku riyonaysa anigo joogo meel shaqo marka meesha shaqada waxa joogtay gabar kale oo sida caadiga aan dusha iska naqaano oo iskuulka isla dhigano gabadhaas waxay isku dayaysay ina ila dheesho sida ine garbaheed jug igu siiso kadib qolki shaqada so galnay kadib waxa maqlay cod dhahayo boksiga ( Box ) meesha saaran wax ka qaata waxaana ku jiray tirtire, qalin biire, qalin qoray , highlights, IWM lakin qof walpa wuxu la baxayay hal wax oo ka mid ah alaaptaas kadib anigo rabo ina wax kala so baxo oo ka fakarayo waxa la bixi laha ayaa wiil meesha fadhiyay oo aan aqaano ayaa igu so fiiriyay waji uu xanaaq ka muuqdo kadib marka ka jeestay oo mar labaad so fiiriyay waxan arkay asago waji kale yeeshay oo qofki aan aqaanay ahayn oo hadal xanaaq ka muuqdo igu dhahayo kadib waxan la baxay wax walpa oo boksiya ku jiray hal nuuc meshi la iga rapay ina hal wax la baxo waxaan nuuc walpa ka qaatay mid ( qalin, qalin qoray IWM ) gabadhi uu wajigeed si fcn u muuqan ee igu riyoonaysay ayaa kaso kacday riyadi kadib isla daqiiqadi waxay joogtay meesha ka shaqaynaayay ayado albaabada wax ku dhagan aqrinayso kana tagayso albaabada xiran kadib ayay tiri : المزمل كل المدثر kadib waxaan maqlay ano qalinayo oo la i jiidaayo.

Gabar aanan aqoonin igu riyoonayso
Gabar aanan aqoonin igu riyoonayso

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa gabar inay jirto oo adiga niyadda kugu hayso oo aan kuu sheegan karin waxa ay kaa rabto.

Waxayna u badan tahay arrinta inay noqonayso aqoon ama waxbarasho ama shaqo.

Waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa dad inay jiraan adiga tartan kula jiro.

 

Riyada gabadha halkan ka daawo

 

This dream indicates that there is a girl who has feelings for you and cannot tell you what she wants from you.

It is likely that the issue will be knowledge or education or work.

The dream also indicates that there are people who are in competition with you.

Leave a Reply