Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabbaha dhintay oo geeridiisa lasoo sheegayo

Su’aasha: Asc, waxaan arkay aabaheyga dhintay mar hore oo hadana dhintay aan dhahaayo maxaa la igu soo sheegi waayay dhimashadiisa ,waxaan ogaa asagoo fiican , maxay noqoney ?. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in adiga aad ku sugnaan doonto murug weyn iyo walwal badan, riyada adiga ayay kugu saabsan tahay, marka ducada badi aabbahaagana u duceey.

Categories
Fatwada

Qalabka sanka lagu dheereeyo ama lagu toosiyo diinta maxay ka qabtaa

Qalabka sanka lagu dheereeyo ama lagu toosiyo diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: Asc bahda daruur waan idin salaamay 1: Siigada ma dimbibaa yacni ma dambi dambiyada waa wayn ka midaa sida sinada culamadu maxay ka dheheen noo faah faahi insha allah 2 : waxaa jira qalab yar oo sanka lagu qabto oo sida biinka dharka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Shakiga badan iyo waswaaska geerida maxaa daawo u ah

Shakiga badan iyo waswaaska geerida maxaa daawo u ah Su’aasha: asc bahda daruur idin salamay waxaan idin rajeena dhamaantiin inaad caafimaad qabtaan waxan rabaa arintaan in laiisheego, waxaan ahay qof shaki badan waxaana isku arkay goordhaw oo aan lakulmay arin aan filaneen oo dhab noqotay kadib waxwalba waxee ila noqdaan inee halaabayan tusaale hadaan arko […]

Categories
Caafimaadka Health

Toxobta madow ee xiniyaha maxaa lagu daaweeyaa

Su’aasha: Dr waxan isku arkaaa caabuq xiniyaha ah qolfa madow ayuu yeesha markii kuleelka la gaaro maxaa sabab jawaab thnks. Jawaabta: Nadaafadda ku dadaal sidoo kale dharka gudaha aad ka qaadato ha noqdo dhar aan kulayl keenaynin oona aan dhab kugu ahayn, adoon wax daawo kiimika isticmaalin ayaad ka raysanaysaa, biyo qandac oo cusbo leh […]

Categories
Caafimaadka Health

Kareemka Glysolid haaraha wajiga ma tirtiraa

Kareemka Glysolid haaraha wajiga ma tirtiraa Su’aasha: Wllo madama aadishegten in grslid wajiga lamarikaro unaficanyahay Hadan asaga kuwado haarta magoeysa Jawaabta: Kareemka Glysolid waxaa loogu talaggalay in jirka lagu jilciyo oo lagu ifiyo, wuxuu wejiga ka qaadaa baraha madmadow. Marka haddii isaga aad isticmaasho waa kaa qaadi karaa haaraha wejiga, qaababka kalana tijaabi haddii aadan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Anoon is ogeyn ayaan hurdada ku siigaystaa afkana waa iga dhareeraa

Anoon is ogeyn ayaan hurdada ku siigaystaa afkana waa iga dhareeraa Su’aasha: Asc walaal iga raali ahow xumaan ha Ii fahmin 1 aniga waxaan ahay nin naftiisa xakamadayn karo Ok waxaan naftayda ka hor ku dhaho way iga harayaan lkn waxaa caqabada wayn igu noqday hada ka hor ayaa kuu sheegay aniga oo dad Yar […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee loo kiciya dareenka dumarka women’s feelings

Sidee loo kiciya dareenka dumarka women’s feelings Su’aasha: scw qofka hadi xaaskisa ay tahay naag dareen badan lahayn sidee ugu fiican oo loo kiciya ama loo badiyaa kacsida jirkeda, waa naag suna gud ah waxan maqli jiray naagta sunada gudan way ka dareen badan tahay mida firconiga u gudan hadaba naago badan aan maqlay oo […]