Qalabka sanka lagu dheereeyo ama lagu toosiyo diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha:

Asc bahda daruur waan idin salaamay
1: Siigada ma dimbibaa yacni ma dambi dambiyada waa wayn ka midaa sida sinada culamadu maxay ka dheheen noo faah faahi insha allah

2 : waxaa jira qalab yar oo sanka lagu qabto oo sida biinka dharka lagu qabto oo kale ah ooy keeyihiin wuxuu toosinayaa sanka ama wuu dheeraynayaa
Kii balaadhana wuu isku duwayaa
Taasna maxaa la dhihi karaa ma abuurka alle oo la doorinayay ka dhigantahahy

Qalabka sanka lagu dheereeyo ama lagu toosiyo diinta maxay ka qabtaa
Qalabka sanka lagu dheereeyo ama lagu toosiyo diinta maxay ka qabtaa

Jawaabta:

Su’aasha koowaad in badan ayaa laga jawaabay, webka ka raadi, teeda kale labo su’aalood kala mowduuc ah hal meel laguma soo qoro, hadda kadib sidaas la socoto.

Toosinta sanka culimada waxay u qeybiyeen labo nooc mid oo ah in qofka qurxis ay ka tahay oo sankiisa wax dhib uusan lahayn iyo in uu jiro wax dhib u keenaya sida qalooc ama barar ama qaab ka baxsan xadka dabiiciga, midda hore lama oggola waxaa lagu tiriyay doorinta khalqiga Alle inay tahay waana xaaraan, midda labaadna waa la oggol yahay maxaayeelay dhib soo gaaray ayaa laga qaadayaa qofka, waxaa la mid ah qofka faruurta ka jeexan haddii loo kabo wax dhib ma laha, sidoo kale qofka weershaha isaga haddii loo daaweeyo weershanimada wax dhib ma laha, adiga haddii sankaaga uu dhib weyn kugu hayo oo uu xadka ka baxsan yahay oo aad ku toosin karto habkaas wax dhib ma laha inshaa Allaah, laakin haddii uu caadi yahay oo aad wax ka badali rabto quruxda jirkaaga taas waa xaaraan, xaalkana waxaa qiyaasi kara qof dhakhtar ah kas hadduu jirro yahay iyo haddii kale, arrintan waxaa loo eegaa dhibka qofka haysto iyo jirrada haysato heerka ay taagan tahay.

Waa Maxay Cayilka Foosha Xun What Is Bad Obesity

The first question has been answered many times, search the web, the second question is not written in one place with two different topics, from now on it will be the same.
The scholars have divided the straightening of the nose into two types: one is for the sake of beauty and does not cause any harm to the nose, and the other is if there is something that causes harm to it, such as a curve or swelling or a shape that is beyond the natural limits. The first is not permitted, as it is considered a change in Allah’s creation and is forbidden. The second is permitted because the harm caused is taken away from the person. The same is true for a person with a cleft lip if it is repaired, there is no harm, and there is also no harm in a person with a cleft lip if it is treated for a cleft lip. If your nose is causing you a great deal of harm and is beyond the limits and you can straighten it in this way, there is no harm, God willing. However, if it is normal and you want to change the beauty of your body, that is forbidden. This situation can only be assessed by a doctor, who knows whether he is sick or not. This depends on the problem of the person and the stage of the illness.

Leave a Reply