Qaabka loo daaweeyo haaraha wejiga iyo sanka Su’aasha: Asc maxaa lagu daweya haaraha dadka cad wajiga uga sameya iyo sanka Jawaabta: Waxaa jira daawooyin iyo kareeemooyin lagu daaweyn karo haaraha wajiga kasoo yaaca, laakin waxaa ugu fiican in loo daaweeyo qaab dabiici ah, waxaa lagu daaweyn karaa caanaha zabaadiga (garoor fadhi) oo lagu daray qajaar […]
