Categories
Talooyinka Consultation

Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada

Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada Su’aasha: Asc salan kadib haday xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada si kastoo laku raxeyo gacanta maxan sameyaah oo talo ah: Jawaabta: Su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay linkiyadan ayaad ka akhrisan kartaa qaabka aad kula dhaqmi karto xaaska aan dareenka lahayn. We have answered […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada walalkay oo meydkiisa naloo keenay

Su’aasha: Asc maxay tahay Riyada meydka walalkay oo lanoo keenay iyadoo la leeyahay Tacsi ayaa idin taalo. Riyada waxaa ku riyootay gabar la qabo fG horey ayaan Riyadan usoo qoray walina la iima jawaabin Jawaabin: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo qalqal kula soo gudboonaan doono iyo cabsi iyo dood iyo dagaal, waliba waxay la xiriiraan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Jinka lala dagaalaayo oo la dilayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo la dagaalamayo Jin leh suurada walalkay iga yar iyo dad kale oo family kayga ah dagaal badan kadibna aan dilayo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof caqli badan oon la siri karin, culimada riyada fasira waxay dhahaan qofkii arko asoo jini dilayo wuxuu noqonayaa qof aan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naag uur leh oo sooman suuqa lagu arkayo

Riyada: Asc walal ifasira riyo naag bari hore igudan beysay aan arkay ayado uur leh oo sooman ana maso manen wana kashalaysana son la aanteyda suqa ayeey waxka gadaney say aad ban u warsaday waxey igu tiri heblayo wilki wa kawashay wansoracay gurigedi oo ah guri aan qurxonen oo niman kabuxan waxan wankaso cararay bananka […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan

Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan Su’aasha: Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan oo kuyaalo in muda laga joga ayaa shuban igu dilacday 5 sano laga jogo Jawaabta: Kuleylka wuxuu ka dhashaa inta badan cuntooyinka kulkulul sida filfisha iyo basbaaska iyo sanjabiisha iwm, waxaa kaloo keeni kara finka laftiisa, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada duntii dhiiga laheed iyo qamaar dhiig leh

Riyada duntii dhiiga laheed iyo qamaar dhiig leh Riyada: Asc: wall iifasir riyadan waxa kuriyooday anoo afkeeyga ilaa caloosheyda dun dhiig leh kasoo furfuraayo kadibna waxa la idhahaa qamaarkan dhulka ku duugnaa waa kan qamaarka dhiig kabuuxay wll in badan suuratu albaqra aqriyA Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo qaldan inay jiraan oo la xiriira noloshaada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha

Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha Riyada: Waxn ku riyoday dibi igu soo ordayo kdb geesaha ka qabsana marka kdb melu igu tuura waaxa igu soo ordayo eyo badan oo igu qelinayo ey madow iyo ey gadudan adee igu qelinayan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato ay kusoo gaari doonto dhibaatadaasna waxaa sabab u noqonaya dad […]