Riyada:

Asc walal ifasira riyo naag bari hore igudan beysay aan arkay ayado uur leh oo sooman ana maso manen wana kashalaysana son la aanteyda suqa ayeey waxka gadaney say aad ban u warsaday waxey igu tiri heblayo wilki wa kawashay wansoracay gurigedi oo ah guri aan qurxonen oo niman kabuxan waxan wankaso cararay bananka naag jawan ag tagan iyo dukan oow horyalay baris aad u qurux badan bariska cerin mabisla waxaumoda inladhaqay gurigey gina wan weysana.

Riyada naag uur leh oo sooman suuqa lagu arkayo
Riyada naag uur leh oo sooman suuqa lagu arkayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa fikir iyo murugo inaad gali doontid sidoo kale waxaa kusoo gaari doono warar fikir iyo walwal kuu keenaya, ku dadaal cibaadada iyo soonka iyo akhriska quraanka, inshaa Allaah Ilaahay khayr badan ayuu ku siin doonaa Alle (SW).

Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso

The dream indicates that you will be filled with thoughts and sadness, and you will also receive news that will cause you to think and worry.

Strive to worship, fast, and read the Quran. God willing, Allah (SW) will give you much good.

Leave a Reply